{"id":10494,"date":"2015-07-01T12:36:47","date_gmt":"2015-07-01T10:36:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10494"},"modified":"2015-07-01T12:36:47","modified_gmt":"2015-07-01T10:36:47","slug":"dhageyso-madaxweyne-ku-xigeenka-pl-soomaalinimo-rajadu-caawa-ayey-ugu-liidataa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10494","title":{"rendered":"Dhageyso: Madaxweyne ku xigeenka PL \u201dSoomaalinimo, Rajadu caawa ayey ugu liidataa\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/164b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10496 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/164b-300x200.jpg\" alt=\"164b\" width=\"444\" height=\"296\" \/><\/a><\/p>\n<p>1 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa uu ka jeediyay munaasabada kowda Luulyo ee 55 guuradii kasoo wareegtay xornimada gobolada koonfureed Soomaaliya e eka dhacday xalay Madaxtooyada Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay inay dowladda Puntland qaadato waxa ay doonayaan shacabka reer Puntland ee maalmahaan ka mudahaaradayay waxa ka socda <strong>Xamar iyo Cadaado<\/strong>. Wuxuuna yiri \u201dMadaxweyne waad aragtaa shacabkeenii waa hadleen waxay ila tahay wixii la yeeli lahaa inaynu isugu nimaadno o oka tashano waa qasab haddii aan wax laga bedelin Xamar \u2026 rajadii Soomali la helaa maantay ugu liidataa\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay siyaasada Soomaaliya dhex dhexaad ka noqdaan ama dalka isaga baxaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka ayaa ku baaqay in wax laga badalo habka DFS u dhaqmayso, si loo helo ummad Soomaaliyeed oo taabagal ah, taasoo lagusoo celin karo sharaftii iyo dowladnimadii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhageyso madaxweyne ku xigeenka<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10494-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/camay.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/camay.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/camay.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa uu ka jeediyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10494","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1261,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10494","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10497,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10494\/revisions\/10497"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}