{"id":10594,"date":"2015-07-04T15:14:22","date_gmt":"2015-07-04T13:14:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10594"},"modified":"2015-07-04T15:14:32","modified_gmt":"2015-07-04T13:14:32","slug":"xukuumadda-oo-hambalyo-u-dirtay-madaxweynaha-cusub-ee-dowlad-goboleedka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10594","title":{"rendered":"DEG DEG: Xukuumadda oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/168c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-10595 size-full aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/168c.jpg\" alt=\"168c\" width=\"620\" height=\"264\" \/><\/a><\/p>\n<p>04 july 2015 (Puntlandes) <strong>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii ka dhacdey magaalada Cadaado<\/strong> ee lagu doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, isagoo bogaadiyey guddiga doorashada iyo Xildhibaannada maamulkaasi, si loo dhameystiro hanaanka doorashooyinka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u hambalyaynayaa Madaxweynaha cusub ee <strong>dowlad goboleedka Galmudu<\/strong>g Cabdikariin Xuseen Guuleed, Alle ayaan uga baryaynaa in uu howsha adag ee loo doortay ku garab galo, waxaan aad ugu faraxsanahay sida ay doorashada u dhacday, oo ah mid xaq ah iyo si xalaal ku dhacday, bulshadana ay la shaqeeyaan hogaanka cusub\u201d ayuu yiri Maxamed Cumar Carte.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 july 2015 (Puntlandes) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii ka dhacdey magaalada Cadaado&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10594","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1252,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10594"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10597,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10594\/revisions\/10597"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}