{"id":10653,"date":"2015-07-06T15:44:25","date_gmt":"2015-07-06T13:44:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10653"},"modified":"2015-07-06T15:44:25","modified_gmt":"2015-07-06T13:44:25","slug":"dhagayso-ckariim-iyo-waxa-uu-ka-yiri-heshiiskii-garowe-iyo-dhulka-pl-ee-uu-doonayo-inuu-boobo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10653","title":{"rendered":"Dhagayso: C\/kariim iyo waxa uu ka yiri Heshiiskii Garowe iyo Dhulka PL ee uu doonayo inuu BOOBO"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/170.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10655 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/170-300x214.png\" alt=\"170\" width=\"435\" height=\"310\" \/><\/a><\/p>\n<p>06 july 2015 (Puntlandes) Warbaahin Puntlandes ayaa waxay usoo gudbinaysaa dadweynha soomaaliyeed iyo kuwa reer Puntland waraysi uu bixiyey Cabdikariim Xuseen Guuleed, oo ay DFS madax uga dhigtay maamul ay ka dhoodhoobtay degmada cadaado, markii ay Heshiis ku kala saxiixdeen Puntland iyo Xasan Sheekh kaasoo ku saabsanaa in maamulka loo samaynayo Koonfurta Mudug iyo gobolka Galgaduud.<br \/>\nCabdikariim ayaa si cad uga soo horjeestay Heshiiskii garowe isagoo ku doodaya inuu xaq u leeyahay inuu ilaaliyo maxlaxada dadkiisa ayna Dastuurka waafaqsanayn Gobol iyo bar sidaas darteedna uu doonayo Mudug oo dhan. waa Su&#8217;aale\u00a0maxlaxada dadkiisa ma waxay ku jirtaa inay isku dayaan inay BOOBAAN dad dhulkiis?<br \/>\nCabdikariim wuxuu kaloo ku doodayaa inay Dastuuri tahay inuu qaato Gobolka Mudug oo qaybtiisa ugu badan uu ka tirsan yahay dawladda Puntland.<br \/>\nGobolka Mudug qaybtiisa waqooyi, tan Bari iyo tan galbeed ayaa waxay ka tirsan tahay dawladda Puntland.<br \/>\nDhagayso Cabdikariim iyo waxa uu ku doodayo oo ah nin Dhulkiis<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10653-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/c-kariim-iyo-shirkii-garowe.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/c-kariim-iyo-shirkii-garowe.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/c-kariim-iyo-shirkii-garowe.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; 06 july 2015 (Puntlandes) Warbaahin Puntlandes ayaa waxay usoo gudbinaysaa dadweynha soomaaliyeed iyo kuwa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10653","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":4264,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10653"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10653\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10656,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10653\/revisions\/10656"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}