{"id":10673,"date":"2015-07-07T13:04:55","date_gmt":"2015-07-07T11:04:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10673"},"modified":"2015-07-07T17:00:55","modified_gmt":"2015-07-07T15:00:55","slug":"akhri-xereerka-guddiyada-puntland-oo-sheegtay-inaysan-dhulkeeda-ka-shaqayn-doonin-xeerarka-iyo-guddiyada-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10673","title":{"rendered":"Akhri Xeerarka &#038; Guddiyada: Puntland oo sheegtay inaysan dhulkeeda ka shaqayn doonin Xeerarka iyo guddiyada DFS"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/67.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-9080 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/67.jpg\" alt=\"67\" width=\"370\" height=\"230\" \/><\/a><\/p>\n<p>7 july 2015 (Puntlandes) Dowladda Puntland \u00a0ayaa si cad u sheegtay\u00a0inaysan Puntland\u00a0ka dhaqan galin doonin <strong>xeerarka<\/strong>\u00a0iyo guddiyada lagu sheegay inay ka shaqayn doonaan xaduudaa, federaalka iyo doorashooyinka ee\u00a0ay soo saartay dawladda\u00a0Xamar.<\/p>\n<p>Wasaradda Dastuurka iyo arrimaha doorashooyinka Puntland ayaa Baarlamaanka Puntland usoo gudbisay warqad ay ku qoran tahay xeerar uu meelmariyay Baarlamaanka Xamar\u00a0kuwaasoo aan wax la tashiyo ah lagala samayn mamulada dalka ka jira ee qaybta ka ah nidaamka Federaalka.<\/p>\n<p>Qoraalka ay Wasaradda Dastuurka usoo gudbisay Baarlamaanka Puntland ayaa lagu yiri &#8220;Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si jooto ah usoo saartaa xeerar kala duwan iyo macaabista guddiyo heer Federaal ah, xeerarkaasi iyo gudiyadaasi oo ay ahayd in lagala tashado dowladdaha xubinta ka ah dowladda Federaalka sida uu qabo Dastuurka dowladda Federaalka KMG ah , qodobadiisa kala 111, farqadiisa 1-aad, iyo 2.aad iyo qodobaka 142 farqadiisa 2-aad&#8221;<\/p>\n<p><strong>Dawladda Puntland ayaa go\u2019aansatay dhammaan xeerarkii iyo guddiyadii uu Baarlamaanka DFS meelmariyay aysan ka shaqayn karin Puntland<\/strong>, waxana Qoraal\u00a0lagu cadeeyay xeerarka iyo guddiyadda ay dawladda Xamar\u00a0meelmarisay.<\/p>\n<p>Xeerka Guddiga\u00a0 Xuduudaha\u00a0iyo Arrimaha Federaalka.<\/p>\n<ol>\n<li>Xeerka Guddiga\u00a0 Xuduudaha\u00a0iyo Arrimaha Federaalka.<\/li>\n<li>Xeerka Guddiga Doorashooyinka<\/li>\n<li>Xeerka Kalluumaysiga<\/li>\n<li>Xeerka Hanti Howraha Guud<\/li>\n<li>Somali Military treat with Italy.<\/li>\n<li>united nation convention of of the rights of Children (UNHCR).<\/li>\n<li>Xeerka Guddiga Adeegga Garsoorka.<\/li>\n<li>Xeerka Isgaarsiinta<\/li>\n<li>Xeerka Warfaafinta<\/li>\n<li>IWM,ETC.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Baarlamaanka Puntland ayaa bilaabaya\u00a0maalinta Arbacada\u00a0dood furan oo ku saabsan siyaasadda dalka sida xiriirka ka dhaxeeya Punland,\u00a0DFS, mamulka sharci darada ah ee ay DFS ku dhoodhoobtay Cadaado iyo Aayaha\u00a0danbe ee Puntland maadama DFS wadadii ka\u00a0leexatay kuna tumatay nidamaka Federaalka iyo wax walba oo lagu wada heshiiyay.<\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 july 2015 (Puntlandes) Dowladda Puntland \u00a0ayaa si cad u sheegtay\u00a0inaysan Puntland\u00a0ka dhaqan galin doonin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10673","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1501,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10673"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10691,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10673\/revisions\/10691"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}