{"id":10677,"date":"2015-07-07T16:02:44","date_gmt":"2015-07-07T14:02:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10677"},"modified":"2015-07-07T16:02:44","modified_gmt":"2015-07-07T14:02:44","slug":"xasan-sheekh-oo-soo-dhaweeyey-maamulka-aan-dastuurka-waafaqsanayn-ee-ay-dfs-cadaado-ku-dhoodhoobtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10677","title":{"rendered":"Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey maamulka aan dastuurka waafaqsanayn ee ay DFS Cadaado ku dhoodhoobtay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/157e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10375 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/157e-300x200.jpg\" alt=\"157e\" width=\"398\" height=\"265\" \/><\/a><\/p>\n<p>7 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dawladda Xamar\u00a0Xasan Sheekh ayaa u hambalyeeyay\u00a0soona Dhaweeyey maamulka aan dastuurka dalka waafaqsanayn ee ay DFS ku dhoodhoobtay Degmada Cadaado.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu\u00a0hambalyeeyay Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Madaxweyne ku Xigeenka, Mudane Maxamed Xaashi Cabdi,\u00a0oo\u00a0doortey inay shido ka abuuraan Gobolka Mudug ee Puntland.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa yiri markuu ka hadlayey Fidnada uu ka wado Cadaado \u201cSoomaaliya waxay ku tallaabsatey horumar la taaban karo oo ku wajahan baahinta xukunka dowladnimada iyo dhaqangelinta habka federaalka. Doorashada toddobaadkan ee maamulka ku meel gaarka ah ee Galmudug waa tallaabo kale oo horey loogu qaadey dhinaca dhameystirka iyo hirgelinta nidaamka federaalka ee Soomaaliya. Aniga iyo mas\u2019uuliyiinta kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa inaga go\u2019an inaan la shaqeyno Madaxweyne Cabdikariim Guuleed iyo maamulkiisa, si loo dhiso xiriir adag oo lagu xaqiijinayo in shacabka Galmudug iyo gobollada kale ee dalka ay si wadajir ah u hiigsadaan nabad iyo barwaaqo,\u201d<\/p>\n<p>Maamulka Cadaado ayaan ahayn mid waafaqsan Dastuurkii ay ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay waxaana taas usii dheer isagoo sheegtay in xudduudiisa waqooyi tahay Gobolka Nugaal oo micnaheedu yahay anagaa qaadanayna\u00a0Gobolka Mudug\u00a0ee Puntland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha dawladda Xamar\u00a0Xasan Sheekh ayaa u hambalyeeyay\u00a0soona Dhaweeyey maamulka aan dastuurka dalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10677","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1296,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10678,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10677\/revisions\/10678"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}