{"id":10726,"date":"2015-07-09T16:59:53","date_gmt":"2015-07-09T14:59:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10726"},"modified":"2015-07-09T17:01:47","modified_gmt":"2015-07-09T15:01:47","slug":"dhageyso-dooddii-xildhibaanada-barlaamaanka-puntland-oo-dhamaystiran-iyagoona-ku-baaqay-in-goaan-cad-laga-qaato-kasii-mid-ahaanshaha-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10726","title":{"rendered":"Dhageyso: Dooddii Xildhibaanada Barlaamaanka Puntland oo dhamaystiran iyagoona ku baaqay in go\u2019aan cad laga qaato kasii mid ahaanshaha DFS"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10728 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2-300x199.png\" alt=\"2\" width=\"463\" height=\"307\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2-300x199.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2-292x194.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2-638x423.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2-60x40.png 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/2.png 641w\" sizes=\"auto, (max-width: 463px) 100vw, 463px\" \/><\/a><\/p>\n<p>9 juny 2015 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ka yeeshay Dood kulul oo ku saabsay DFS oo baalmartay Dastuurkii uummadu ku heshiisay. Xildhibaanada ayaa ku baaqay in go\u2019aan cad laga qaado kasii mid ahaashaha DFS oo ay ku eedeeyeen inaysan wax dan ah uhayn Puntland.<\/p>\n<p>Kulanka maanta ee Baarlamaanka Puntland ayaa waxaa soo xaadiray ku dhawaad 50 Xildhibaan, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye Saciid Xasan Shire, waxaana kulankan uu socon doonaan illaa bartamaha bishan.<\/p>\n<p><strong>Waxyaabaha ay Xildhibaanadu ka\u00a0doodeen waxaa ka mid ahaa:<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Heshiisyadii DFS\u00a0iyo Puntland ay wada galeen laga soo bilaabo sanadkii 2012 oo ka fuliwaayey DFS<\/li>\n<li>Wax ka bedel ay DFS ku samaysay Dastuurka KMG ee ay wada saxiixeen lixdii saxiixayaasha ee geeddi socodka Soomaaliya.<\/li>\n<li>Ku tagri fal Deeqaha Soomaaliya la siiyo<\/li>\n<li>Hor istaaga Mashaariicda\u00a0Horumarineed ay DFS\u00a0hor istaagto<\/li>\n<li>DFS oo Hor istaagtay Shahaadada Waxbarashada Puntland<\/li>\n<li>DFS oo hor istaagtay inay Puntland kana faa&#8217;iidaysato Khayraadkeeda Soomaalina uga faa&#8217;iidayso<\/li>\n<li>DFS oo si aan gabasho lahayn u doonaysa inay kala jarjarto Puntland iyadoon wax sharciyad ah u haysan<\/li>\n<li>DFS oo meesha ka saartay Federaalkii lagu heshiiyey<\/li>\n<li>Maamulka ay DFS Cadaado ku dhoodhoobtay oo aan waafaqsanayn wixii lagu heshiiyey<\/li>\n<li>DFS oo iska magacaabanaysa Guddiyo heer Federaal\u00a0oo aysan kala tashan Puntland<\/li>\n<li>DFS Xeerarna iska soo saaraysaysa aysan kala tashan Puntland<\/li>\n<li>iyo kuwo kaloo badan<\/li>\n<\/ol>\n<p>Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay DFS in aysan wax aan dibandaabyo ahayn ku hayn Puntland ayna joogto waqtigii laga tashan lahaa. Maxaa nas&#8217;uuliyad ka saaray shacabka iyo dawladda Puntland midnimada Soomaaliya oo aan Xamar laga doonayn?<\/p>\n<p>Gudoomiyaha barlamaanka Puntland Siciid Xasan Shirre ayaa soo dhoweeyay aragtida xildhibaanada barlamaanka, wuxuuna sheegay in go\u2019aan midaysan lasoo saaridoono sabtida ama axada soo socota.<\/p>\n<p>Dhagayso Dooda Xildhibaanada Puntland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gHlnLUu5U58\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 juny 2015 (Puntlandes)\u00a0Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta ka yeeshay Dood kulul oo ku saabsay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2558,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10726"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10730,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10726\/revisions\/10730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10728"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}