{"id":10756,"date":"2015-07-10T12:48:25","date_gmt":"2015-07-10T10:48:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10756"},"modified":"2015-07-10T12:48:40","modified_gmt":"2015-07-10T10:48:40","slug":"xisbiyada-xagjirkaa-ee-europe-oo-codadka-soomaali-nacaybka-ku-hela-oo-taageeray-in-soomaaliland-la-aqoonsado-maqaal-iyo-cadaymo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10756","title":{"rendered":"Xisbiyada xagjirkaa ee Europe oo codadka Soomaali nacaybka ku hela oo Taageeray in Soomaaliland la aqoonsado (Maqaal iyo Cadaymo)"},"content":{"rendered":"<div><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" size-full wp-image-10757 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/13.jpg\" alt=\"13\" width=\"290\" height=\"174\" \/><\/a><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Dalalka Europe intooda badan waxaa hadda ka dillaacay Xisbiyada ugu Xag jirsan ee neceb ajaanibta, waxaana ay Xisbiyadaas dhamaantood codadka ku helaan Soomaali Nacayb.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Sababtoo ah inta badan Soomaalidu waxay Europe ugu nool yihiin qaab ka duwan qaabka ay dadka caaadigaa ee Europeanka ugu tala galeen in ay u noolaadaan.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Soomaalida ayaa aan lahayn Xirfado iyo aqoonta aasaasigaa, waxayna dhalaan caruuro fara badan, waxayna aad ugu dhaganyihiin diintooda iyo dhaqankooda, waana ay han waynyihiin oo waxay rabaan shaqo sharaf leh.<br \/>\nKirada Guriga ee 3 da qol ayaa bishii noqonaysa lacag aan 900 euro illaa 1400 Euro, marka ninkii matalan aan xirfad fiican lahayn oo mushaarkiisu uu noqonayo celcelis 1500 Euro, haddii uu mushaarkii kirada ka dhiibo maxaa usoo haraya isaga iyo caruurtiisii iyo xaaskiisii.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Qoyska isqaba ee Europeanka inta badan Caruur hadayba dhalaan waa hal ama labo, hooyada iyo aabaha ayaa labaduba leh aqoon sare waxayna labaduba hellaan mushaar fiican, waxayna qaataan guri dayn ah oo ay leeyihiin, halka Soomaaliga aannu guri dayn qaadanayn sababtoo ah waa Ribo dulsaarka saaranyahay, waxaan laga yaabbaa qoyska Europeka in ay guri ka dhaxlaan waalidkood, waxaana laga yaabaa in ay shaqo ka helaan Qaraabadadooda, Halka Soomaaliga ay ku adagtahay in shaqaba la siiyo, luuqada iyo dhaqankuna ku adagyihiin.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Arrimahaas oo is biirsaday ayaa Soomaalida ku riixa in ay aakhirka u bataan qaadashada lacagta Caydha ee lowgu tala galay in ay qaataan dadka fakhrigaa.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Arrinkaas waxaa ka Faa-iidaystay siyaasiyiinta Xisbiyada xagjirkaa ee la yiraahdo Far-right anti-immigrant party, xisbiyadaas ayaa waxaa aad u taageera dadka neceb ajnabiga waliba Soomaalida.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Xisbiyadaas waxaa ka dhexeeya wada shaqayn dhexdooda ah, waxayna hadda la wareegeen siyaasadda dalal badan, sida doorashadii u danbaysay ee Denmarka.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Denmark<br \/>\nHalkaan ka eeg Xisbigii Soomaalida Denmarka nebcaa oo ku guulaystay xukunkii<br \/>\n&lt;a href=&#8221;<a href=\"http:\/\/www.nytimes.com\/2015\/06\/19\/world\/anti-immigrant-party-gains-in-denmark-elections.html?_r=0\" target=\"_blank\">http:\/\/www.nytimes.com\/2015\/06\/19\/world\/anti-immigrant-party-gains-in-denmark-elections.html?_r=0<\/a>&#8220;&gt;Anti-Immigrant Party Gains in Denmark Elections&lt;\/a&gt;<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Sweden<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Halkaan ka eeg Xisbigi &lt;a href=&#8221;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Sweden_Democrats\" target=\"_blank\">https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Sweden_Democrats<\/a>&#8220;&gt;Democrats party&lt;\/a&gt; Soomaalida sweden Nebcaa oo ku guulaystay xukuumaddii sweden<br \/>\n&lt;a href=&#8221;<a href=\"http:\/\/rt.com\/news\/187980-sweden-democrats-anti-immigrant-election\/\" target=\"_blank\">http:\/\/rt.com\/news\/187980-sweden-democrats-anti-immigrant-election\/<\/a>&#8220;&gt;Far-right anti-immigrant party &#8216;real winner&#8217; of Sweden election&lt;\/a&gt;<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Uk.<br \/>\nHalkaan ka eeg warbixn xisbiga &lt;a href=&#8221;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/UK_Independence_Party\" target=\"_blank\">https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/UK_Independence_Party<\/a>&#8220;&gt;UKIP&lt;\/a&gt; xagjirkaa ee Ingiriiska Soomaalida neceb oo guulo gaaray warbixn washingtonpost<br \/>\n&lt;a href=&#8221;<a href=\"https:\/\/www.washingtonpost.com\/world\/europe\/is-this-the-last-stand-for-nigel-farages-ukip-revolution-in-britain\/2015\/04\/18\/35eb7b78-e29f-11e4-ae0f-f8c46aa8c3a4_story.html\" target=\"_blank\">https:\/\/www.washingtonpost.com\/world\/europe\/is-this-the-last-stand-for-nigel-farages-ukip-revolution-in-britain\/2015\/04\/18\/35eb7b78-e29f-11e4-ae0f-f8c46aa8c3a4_story.html<\/a>&#8220;&gt;Britain\u2019s far-right firebrand may be making his last stand&lt;\/a&gt;<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Finland<br \/>\nFinkand waxaa guula waawayn soo hoyay xisbigii Soomaalida Finland degan nacaybkooda iyo waxka sheegidooda iyo la dagaalankooda awgii hellay codad ballaaran<br \/>\nwaxa layiraahdaa &lt;a href=&#8221;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Finns_Party\" target=\"_blank\">https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Finns_Party<\/a>&#8220;&gt;true Finns&lt;\/a&gt;<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Halkaan ka eeg warbix ku saabsan<br \/>\n&lt;a href=&#8221;<a href=\"http:\/\/rt.com\/news\/187980-sweden-democrats-anti-immigrant-election\/\" target=\"_blank\">http:\/\/rt.com\/news\/187980-sweden-democrats-anti-immigrant-election\/<\/a>&#8220;&gt;Far-right anti-immigrant party &#8216;real winner&#8217; of Sweden election&lt;\/a&gt;<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Dulucda maqaalka Xisbiyadii nebcaa Soomaalida maxay u taageerayaan Gooni Isutaagga Soomaaliland<br \/>\nWaxay u taageerayaan waa xumaan iyo nacayb iyo waxa ay arkayaan mustaqbalka fog iyo in Soomaalida lakala qaybqaybsho.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Maxaytahay sababta Xisbigii Ingiriiska ugu cunsurisanaa ee Soomaalida waxkasheegooda iyo la dagaalankooda codadka ku helayoo hadda taageeraya gooni isitaagga Soomaaliland, maxaa halkaas\u00a0 kaaga baxay halkaan ka eeg<br \/>\n&lt;iframe width=&#8221;560&#8243; height=&#8221;315&#8243; src=&#8221;<a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3mvEPXHlaAg\" target=\"_blank\">https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3mvEPXHlaAg<\/a>&#8221; frameborder=&#8221;0&#8243; allowfullscreen&gt;&lt;\/iframe&gt;<br \/>\nQolooyinka cadaankaa ee inta badan taageera gooni isu taagga Soomaaliland hadaad si fiican ugu sii fiirsato waa qolooyinka xagjirkaa<br \/>\noo jacayl kama ahan ee waa ula kac iyo ka shaqaynta xumaanta iyo kala qaybqaybinta Soomaalida, qaar badan baaba marka gooni isu taagga Soomaaliland laga hadlayo is oohiya<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Swden Soomaalida degan waxaa ka dhacay waxay ka fajaceen<br \/>\nHadda kahor ayaa Rayssal wasaarihii hore ee Sweden\u00a0 kana tirsanaa Xisbigii Social Democratic &lt;a href=&#8221;<a href=\"https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Stefan_L%C3%B6fven\" target=\"_blank\">https:\/\/en.wikipedia.org\/wiki\/Stefan_L%C3%B6fven<\/a>&#8220;&gt;Stefan L\u00f6fven&lt;\/a&gt; wuxuu taageeray in Falastiin la aqoon sado &lt;a href=&#8221;<a href=\"http:\/\/www.theguardian.com\/world\/2014\/oct\/30\/sweden-officially-recognises-state-palestine\" target=\"_blank\">http:\/\/www.theguardian.com\/world\/2014\/oct\/30\/sweden-officially-recognises-state-palestine<\/a>&#8220;&gt;halkaan ka eeg warbixintaas&lt;\/a&gt;<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Waxaa arrinkaas ka jawaabay Xisbiga neceb Soomaalida ee Democrats ee aan kor kaga soo faaloonay waxayna yiraahdeen intaad falastiin Taageeraysaan maad taageertaan Soomaaliland gooni isutaageeda, dadkii baaba yaabay oo yiri oo kaalay qolooyinkaan sowkuwii soomaalida nebcaa ma ahan maxay hadda talow u taageereen gooni isutaagga Soomaaliland.<\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\"><\/div>\n<div style=\"text-align: justify;\">Halkaan ka eeg warbixn xisbiyadii xag jirka ahaa oo isbahaysi ka samaystay Baarlamaanka Europe<br \/>\n&lt;a href=&#8221;<a href=\"http:\/\/www.usnews.com\/news\/world\/articles\/2015\/06\/16\/far-right-anti-immigrant-parties-form-eu-parliament-group\" target=\"_blank\">http:\/\/www.usnews.com\/news\/world\/articles\/2015\/06\/16\/far-right-anti-immigrant-parties-form-eu-parliament-group<\/a>&#8220;&gt;With France&#8217;s National Front, far-right parties form bloc in EU parliament to get more clout&lt;\/a&gt;<\/div>\n<h3>Xigasho: Puntlandobserver Desk<\/h3>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka Europe intooda badan waxaa hadda ka dillaacay Xisbiyada ugu Xag jirsan ee neceb ajaanibta,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10756","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1698,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10756"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10759,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10756\/revisions\/10759"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}