{"id":10764,"date":"2015-07-10T16:07:14","date_gmt":"2015-07-10T14:07:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10764"},"modified":"2015-07-10T16:09:05","modified_gmt":"2015-07-10T14:09:05","slug":"gaas-iyo-sida-uu-cadaaladda-u-yaqaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10764","title":{"rendered":"GAAS iyo Sida uu Cadaaladda u yaqaan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/14a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter wp-image-10766 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/14a.png\" alt=\"14a\" width=\"492\" height=\"312\" \/><\/a><\/p>\n<p>10 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii uu u tartamayey xilka madaxtinimada Puntland waxyaalihii uu balan qaaday waxaa ugu waynaa Cadaalad, Cadaalad, waxaana si gooni ah loogu xusuustaa erayadii uu isticmaalayey oo ahaa \u201dWiilkayga iyo wiilka\u00a0 Baargaal, Buuhoodle \u2026 jooga way u sinaan doonaan Puntland\u201d<\/p>\n<p>Ma ka dhabeeyey GAAS taas jawaabtu waa maya oo wuxuu markuu xilka la wareegay bilaabay inuu Jufadiisa iyo Caa\u2019iladii dhaho soo raadsada jogooyin aan idiin magacaabo.<\/p>\n<p>Madaxweyne GAAS ayaa wuxuu Cadaalad daro ka gaaray inuu Ciidan Badda Puntland ilaaliyo ku magacaabo Maleeshiyo ka soo jeeda Jufadiisa ayna hogaaminayaan Abdiwali Cali Taar \u00a0iyo Cabdixakiim Yuusuf Xuseen Oo ay Jifo Hoose yihiin Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/2029l.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-8433 \" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/2029l.png\" alt=\"2029l\" width=\"460\" height=\"292\" \/><\/a><\/p>\n<p>Labadan nin ee Badda Puntland lagu wareejiyay ayaa kala ah:\u00a0Abdiwali Cali Taar \u00a0wuxuu ahaa Ninkii Maamulayay Shirkadii\u00a0<strong>Hart-Group<\/strong>\u00a0ee Maafiyada ahayd. Shirkadaasi waxay Badda Puntland ku shubtay Qashinka Nuclear ah Iyo Qashinka Warshadaha Iyo Isbitaalada ka soo hara. Ninka kale waxa uu iminka ku magaacan yahay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle sare Cabdixakiim Yuusuf Xuseen<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/14.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-10765\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/14-300x218.png\" alt=\"14\" width=\"383\" height=\"278\" \/><\/a><\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo ay Jifo hoose yihiin Gaasna waxa uu soo arkooday Agaasimaha Guud ee Ciimada badda Puntland, CAJIIB. Ma loo siman yahay Puntland?<\/p>\n<p>Daawo Video<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Lq-eSoYltwg\" width=\"500\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntland waxay ku burburaysaa Gen Muxiyadiin iyo Cabdiyare \u00a0ISBAARO Gobolka Nugaal dhigtay iyo Gacanta GAAS waana hubaal haddiia aan la dabo qaban.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii uu u tartamayey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10764","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1708,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10764","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10764"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10764\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10769,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10764\/revisions\/10769"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10764"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10764"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10764"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}