{"id":10845,"date":"2015-07-15T01:52:52","date_gmt":"2015-07-14T23:52:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10845"},"modified":"2015-07-15T01:52:52","modified_gmt":"2015-07-14T23:52:52","slug":"xog-rw-sharmarke-oo-u-gudbiyey-gaas-iyo-axmed-madoobe-fariintii-uu-ka-waday-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10845","title":{"rendered":"XOG: RW Sharmarke oo u gudbiyey GAAS iyo Axmed Madoobe fariintii uu ka waday Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/22h.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" size-medium wp-image-10838 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/22h-300x182.png\" alt=\"22h\" width=\"300\" height=\"182\" \/><\/a><\/p>\n<p>14 july 2015 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke,ayaa madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS\u2019 u gudbiyey FARIIN uu usoo dhiibay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh taasoo ah qodobo aan u cuntamayn Shacabka Puntland iyo kuwa Jubaland.<\/p>\n<p>Qodobada uu waday Sharmarke ayaa waxaa ugu muhiimsanaa:<\/p>\n<ol>\n<li>In Jubbaland iyo Puntland ay aqoonsadaan maamulka Xasan Sheekh Cadaado uu ku dhoodhoobay ee lagu abuurayey Colaada<\/li>\n<li>In Jubbaland iyo Puntland ay aqoonsadaan <strong>Guddiyada Xuduudaha<\/strong> iyo D<strong>oorashooyinka<\/strong> ee DFS Xamar kaga dhawaaqday iyadoon laga tashan labada dawladood.<\/li>\n<li>In Jubbaland iyo Puntland ay kasoo qayb galaan shirka ay Iclaamisay Xasan Sheekh ee lagu wado inuu ka dhaco Muqdisho 29\/7\/2015-ka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Dhanka kale Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Siciid Xassan Shire ayaa maanta ka qayb galay wada hadalka intii uu socday, laakiin markuu arkay FARIIMAHA Sharmarke loo soo dhiibay ayuu \u00a0shirka isaga baxay<\/p>\n<p><strong>GAAS iyo waxa laga filayo<\/strong><\/p>\n<p>Ilaa hada lama hubo meesha ay ku dambayn doonto FARIIMAHA uu Xasan Sheekh usoo dhiibay Sharmarke laakiin quburada odosa GAAS iyo go\u2019aan qaadashadiisa waxay sheegayaan inuu duuduub u aqbali doono inakastoo la hubo inuusan <strong>Axmed Madoobe<\/strong> uusan yeeli doonin maxaa yeelay waa nin u jeeda sharciga ay baal martay DFS ta Xasan Sheekh una dulqaatay muddo badan,<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa inay Berri sii socdaan waxaan loogu yeeray wadahadalada laakiin ah FARIINTA ka timid Xasan Sheekh oo aad u danaynaya inay kasoo qayb galaan shirkiisa uu xamar ku qabsanayo uuna doonayo inuu ku soo bandhigo hadkii uu mar kale ku noqon lahaa madaxweynaha DFS marka la gaaro sanadka 2016ka.<\/p>\n<p>Waxaa wax la iswaydiiyo ah muxuu GAAS doonayaa? Goormuu ka daba harayaa Kooxda Villa Somalia ee Xasan Sheekh madaxda ka yahay? maxay tahay sababta uu indho la&#8217;aanta u dabo sacdo ayna ugu adeeganayaan isagoo lumiyey danaha dadkii xilka u dhiibtay ee reer Puntland? ma Puntland buu madaxweyne u yahay mise Beesha Xasan Sheekh?<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 july 2015 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke,ayaa madaxweynayaasha Jubbaland Axmed Maxamed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10845","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1480,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10846,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10845\/revisions\/10846"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}