{"id":10871,"date":"2015-07-16T12:52:24","date_gmt":"2015-07-16T10:52:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10871"},"modified":"2015-07-16T12:52:24","modified_gmt":"2015-07-16T10:52:24","slug":"daawo-video-jawaari-oo-la-kulmay-saraakiisha-booliska-pl-ee-xamar-tagay-kulana-dardaarmay-inaysay-saamayn-ku-yeelan-siyaasada-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10871","title":{"rendered":"Daawo Video: Jawaari oo la kulmay saraakiisha Booliska PL ee xamar tagay kulana dardaarmay inaysay saamayn ku yeelan siyaasada &#8220;Gobolka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/160.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10406 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/160-300x225.jpg\" alt=\"160\" width=\"381\" height=\"286\" \/><\/a><\/p>\n<p>16 july 2015 (Puntlandes.com) Gudoomiya Baarlamaanka Xamar\u00a0Jawaari oo caan ku ah nacaybka iyo la dagaalanka shacabka iyo dawladda Puntland ayaa la kulmay saraakiisha Ciidanka Booliska Puntland oo madaxweyne GAAS u diray magaalada xamar ee xarunta Gobolka Banaadir, kuwaasoo ka badbaaday isku day dil ee hotel Siyaad. Saraakiishan ayaa\u00a0ka mid ahaa Saraaakiil ay DFS ka soo ururisay &#8220;Gobolada Soomaaliya&#8221;.<\/p>\n<p>Jawaari iyo DFS tiisa oo ka soo horjeeda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu yeeray saraakiishan &#8220;saraakiisa Ciidanka Booliiska Gobolada dalka&#8221; wuxuuna kulana dardaarmay inaysay saamayn ku yeelan siyaasada &#8220;Gobolka dalka&#8221; ayna ka shaqeeyaan wax loogu yeeray &#8220;midnimada Dalka&#8221; waxaan la aqoon waxay midnimo ula jeedaan maamulka Xamar.<\/p>\n<p>Su&#8217;aashu waxay tahay ma dawladda Puntland oo ay u yaqaaniin qolyaha Xamar muumul Gobol ayaa u talisa\u00a0Ciidanka Booliska Puntland mise\u00a0maamulka\u00a0Xamar? Muxuu GAAS kaga jawaabayaa tan?<\/p>\n<p>Daawo Jawaari oo AWAAMIIR siinaya Saraakiisha\u00a0Ciidanka Booliska Puntland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/igNpSNX0U30\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 july 2015 (Puntlandes.com) Gudoomiya Baarlamaanka Xamar\u00a0Jawaari oo caan ku ah nacaybka iyo la dagaalanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10871","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1369,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10871"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10872,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10871\/revisions\/10872"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}