{"id":10903,"date":"2015-07-17T17:42:49","date_gmt":"2015-07-17T15:42:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10903"},"modified":"2015-07-17T17:42:49","modified_gmt":"2015-07-17T15:42:49","slug":"dhagayso-rw-sharmarke-oo-booqasho-ku-tagey-qardho-iyo-wuxuu-ka-yiri-halkaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10903","title":{"rendered":"Dhagayso: RW Sharmarke oo booqasho ku tagey Qardho iyo wuxuu ka yiri halkaas!!"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10905 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/9-300x169.jpg\" alt=\"9\" width=\"463\" height=\"261\" \/><\/a><\/p>\n<p>17 july 2015 (Puntlandes) Raysul wasaaraha DFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Qardho ee Gobolka Karkaar.<\/p>\n<p>Wafdiga Sharmarke waxaa magalada banaankeeda ku soo dhaweeyey Maamulka Gobolka iyo kan degmada, Xildhibaano Wasiirka Maaliydda Puntland, Cabdullaahi Shiikh Axmed, Wasiirka Garoomada &amp; Duulista Xasan Cadde, nabadoonada gobolka iyo waxgarad kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-10906\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-300x224.jpg\" alt=\"10\" width=\"437\" height=\"326\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-300x224.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-1024x765.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-292x218.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10-638x477.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/10.jpg 1296w\" sizes=\"auto, (max-width: 437px) 100vw, 437px\" \/><\/p>\n<p>Sharmarke ayaa waxaana aqalka magaalada laga dejiyey ku soo dhaweeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse.<\/p>\n<p>Hadal kooban oo uu halkaas ka jeediyey Sharmarke ayuu kaga codsaday reer Qardhood inay ku garab istaagaan sidii uu u dhamaystiri lahaa Dastuurka qabyada ah ee dawladda Xamar, isagoo ku celceliyey dhawr jeer taageerada uu uga baahan yahay reer qardhood.<\/p>\n<p>Waxaa wax la iswaydiiyo mudan waxa ay ku taageeri karaan reer Qardhood, haddii ay isku afgaran waayeen dawladda Puntland iyo Sharmarke oo wakiil ka ahaa Xasan Sheekh iyo Kooxda uu ka tirsan yahay ee Dam Jadiid?<\/p>\n<p>Dhagayso RW Sharmarke<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10903-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/sharmarke17-qardho.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/sharmarke17-qardho.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/sharmarke17-qardho.wav<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 july 2015 (Puntlandes) Raysul wasaaraha DFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10903","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1382,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10907,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10903\/revisions\/10907"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}