{"id":10922,"date":"2015-07-18T14:26:35","date_gmt":"2015-07-18T12:26:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10922"},"modified":"2015-07-18T14:26:35","modified_gmt":"2015-07-18T12:26:35","slug":"gaas-wadahadaladii-aanu-yeelanayna-dfs-pl-jl-waxay-ahaayeen-kuwo-mira-dhalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10922","title":{"rendered":"GAAS \u201dwadahadaladii aanu yeelanayna DFS, PL &#038; JL waxay ahaayeen kuwo mira dhalay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>18 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/24b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"  wp-image-10913 alignleft\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/24b-300x194.jpg\" alt=\"24b\" width=\"424\" height=\"274\" \/><\/a>GAAS oo la hadlay warbiihinta inta uusan ka duulin Garoonka diyaaradaha ee Garowe ayaa waxaa uu sheegay in wada hadaladii ay yeelanayeen DFS, Puntland iyo Jubaland ay ahaayeen kuwo mira dhalay wuxuuna yiri mar uu ka hadlayey \u201d Beryahaan waxaa nala joogay welina nala joogaya Raysal-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo Madaxweynaha Dawladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, wada hadaladii aanu yeelanayna waxaa ay ahaayeen kuwo mira dhalay \u201d Ayuu hadalkiisa sii raaciyey Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p>GAAS sharaxaad ka uusan bixin miraha ay dhaleen wadahadalaas ee intaas ayuu ku gaabsaday waana Caadadii GAAS lagu yaqaanay inuu dhabar jabiyo Shacabka Puntland inkastoo marakan ay ka duwan tahay oo uu yaalo Sharci uu Baarlamaanka Puntland uu ka soo saaray Dawladda Xamar hadduu hareer marana uu mugdi ku imaan akro Kursigiisa.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10922","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1346,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10922","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10923,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10922\/revisions\/10923"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}