{"id":10972,"date":"2015-07-22T13:24:52","date_gmt":"2015-07-22T11:24:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10972"},"modified":"2015-07-22T13:26:48","modified_gmt":"2015-07-22T11:26:48","slug":"daawo-video-ciidamo-ka-tirsan-madaxtooyada-puntland-oo-jirdil-ishortaag-shaqo-u-gaystay-wariyeyaasha-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=10972","title":{"rendered":"Daawo Video: Ciidamo ka tirsan Madaxtooyada Puntland oo jirdil &#038; ishortaag shaqo u gaystay wariyeyaasha Gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>22 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Ciidamo ka tirsan kuwa Madaxtooyada Puntland ayaa\u00a0jirdil iyo ishortaag shaqo u gaystay qaar ka mida wariyeyaasha ka hawlgala Gobolka Mudug. Wariyeyaashan oo ku hawlanaa tebinta Booqashadii uu ku yimid Gobolka RW Cumar ayaa waxay Ciidamada madaxtooyadu u gaysteen jirdil mar ay doonayeen inay shaqadooda ka fuliyaan gudaha Abdulahi Yusuf Airport ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo isla markaasna laga hor istaagay inay gudaha u galaan Garoonka.<\/p>\n<figure id=\"attachment_10973\" aria-describedby=\"caption-attachment-10973\" style=\"width: 572px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/26b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-10973\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/26b-300x195.png\" alt=\"\" width=\"572\" height=\"372\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-10973\" class=\"wp-caption-text\">Waa 4tii Wariye ee la jirdilay<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhacdadan aadka u Fooshaxun waxaa ka hadlay wariyeyaasha Gobolka Mudug iyo ururka MAP ee ay ku midaysan yihiin wariyeyaasha Puntland iyagoo Canbaareeyey kana dalbaday inay Xukuumadda GAAS jawaab waafiya ka bixiso Arrinkan.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes way cambaaraynaysaa tacadiga loo gaystay Wariyayaashan, Xukuumadda GAAS ayaa\u00a0caadaysatay tacadiyaal ka dhan ah wariyayaasha ama dadka wax qora.<\/p>\n<p>Daawo\u00a0wariyeyaasha iyo MAP oo cambaaraynaya<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VpkAlJ4Gtqc\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 july 2015 (Puntlandes)\u00a0Ciidamo ka tirsan kuwa Madaxtooyada Puntland ayaa\u00a0jirdil iyo ishortaag shaqo u gaystay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-10972","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1421,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=10972"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":10976,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/10972\/revisions\/10976"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=10972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=10972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=10972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}