{"id":11013,"date":"2015-07-24T11:50:03","date_gmt":"2015-07-24T09:50:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11013"},"modified":"2015-07-24T11:50:03","modified_gmt":"2015-07-24T09:50:03","slug":"prof-galayr-oo-xamar-ku-eedeeyey-kala-goynta-soomaaliya-xasan-sheekh-oo-dhibsaday-taas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11013","title":{"rendered":"Prof Galayr oo Xamar ku eedeeyey kala goynta Soomaaliya &#038; Xasan Sheekh oo dhibsaday taas"},"content":{"rendered":"<p>24 july 2015 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galayr oo ka mid ahaa dadkii caleemasaarkaan, maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn ee ay Dawladda Xamar Cadaado ku dhoodhoobtay, lagu cusumay ayaa dowlada Xamar ee Xasan Sheekh ku eedeyey iney\u00a0ka shaqaynayso kala goynta Somaliya wuxuuna sheegay\u00a0inaysan Xamar ka jirin soo dhawaynta dadka Somaliland dega ee midnimda aaminsan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/28.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-11014\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/28-300x200.jpg\" alt=\"28\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a><\/p>\n<p>Galayr oo aad u dhibsaday in ay iska hilmaamayaan magaciisa dadka Xaflada Cadaado jooga ee uu hiilka ugu yimid \u00a0ayaa yiri \u201dHadaan maamulka la hilmaamayo ee Khaatumo nahay waxaan diyaar u nahay inaan isxulufaysano kan Cadaado\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambayntii Galayr ayaa ku hanjabay haddii sidaa lagu wado inay Soomaaliya kala go\u2019i doonto Xamar na ay leedahay mas\u2019uuliyada kala go\u2019a Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalka Galayr ayaa waxaa aad u dhibsaday maadama horay ay Puntland wax badan ugu eedaysay inuu xasan ka shaqaynayo kala go\u2019aynta intii is ogolayd Soomaliya waana uu ku dheeraaday Xasan u jawaabida Galayr mana sheegin wax cusub oo la oran karo wuxuu ka shaqaynayaa isu soo celinta wixii Soomaaliya la isku oran jiray.<\/p>\n<p>Waxaa hubaal ah in Xasan Sheekh iyo Kooxdiidiisa Qabiilka ku dhisan ay ka shaqaynayaan kala goyta Soomaaliya hadana ay meel fiican u marayso oo dhawaan la filayo inay Puntland ku dhawaaqdo Jubaland na ay ku xigi doonto.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 july 2015 (Puntlandes)\u00a0 Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galayr oo ka mid ahaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11013","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1386,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11015,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11013\/revisions\/11015"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}