{"id":11093,"date":"2015-07-26T15:25:53","date_gmt":"2015-07-26T13:25:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11093"},"modified":"2015-07-26T15:26:42","modified_gmt":"2015-07-26T13:26:42","slug":"daawo-video-gudoomiye-ciro-oo-u-jawaabay-madaxweyne-siilaanyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11093","title":{"rendered":"Daawo Video: Gudoomiye Ciro oo u Jawaabay madaxweyne Siilaanyo"},"content":{"rendered":"<p>26 july 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Ciro oo maanta Shir jara&#8217;id oo uu ugu\u00a0Jawaabayo hadalkii uu maanta madaxweyne Siilaanyo sheegay oo ku saabsanaa in Go&#8217;aanka Guurtigu yahay Sharci ayaa sheegay inuusan oran anna waan fadhinayaa Kursiga madaxweynuhuna ha baneeyo Kursiga ee uu leeyahay aanu labadeenuba banayno Kursiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/34f.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11094\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/34f-300x172.png\" alt=\"34f\" width=\"391\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudoomiye Ciro ayaa mar la waydiiyey sababta uu Baarlamaanku Xeerarka\u00a0looga baahan usoo saari waayey ayuu wuxuu ku jawaabay &#8220;Carqalada ugu wayn ee Golaha Xeerdejinta haysataa waxaa weeye fargelinta Goloha Wasiirada&#8221; isagoo ku daray ha yimaadaan Golaha Xildhibaanad\u00a0Kulmiye.<\/p>\n<p>Mar la waydiiyey Gudoomiye Ciro in madaxweynuhu uu sheegay inuu \u00a0talaabo sharciga waafaqsan ka qaadidoono ayuu wuxuu ku jwaabay &#8220;Horta inuu Sharciga ixtiraamayo waxa inooga filan talaabada uu\u00a0maanta qaaday\u00a0madaxweynuhu\u00a0oo ah inuu Ruqseeyey Xukaantii xukuntay Xukunkii ka soo baxay Maxkamada Sare marka laga reebo Gudoomiya Maxkamada Sare wuu Eryey madaxweynuhu&#8230;&#8221;<\/p>\n<p>Daawo Gudoomiye Ciro<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YZZTLd_ReBA\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 july 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Ciro oo maanta Shir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1423,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11093"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11096,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11093\/revisions\/11096"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}