{"id":11103,"date":"2015-07-27T14:45:46","date_gmt":"2015-07-27T12:45:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11103"},"modified":"2015-07-27T14:57:42","modified_gmt":"2015-07-27T12:57:42","slug":"jubaland-oo-diidey-ka-qayb-galka-shirka-dam-jadiid-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11103","title":{"rendered":"Sawiro: Jubaland oo diidey ka qayb galka shirka DAM JADIID ee XAMAR"},"content":{"rendered":"<p>27 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha dowlada Xamar Xasan Shiikh oo booqasho ku tagey shaley 26ka July 2015 magaalada Kismayo ee Caasimada KMG ee Jubaland \u00a0si uu tababar ugu furo ciidamo qayb ka noqanaya dhismaha ciidamada qaranka Somalia, isagoo Furay tababarkaas.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh oo ka faa\u2019iidaysanaya Fursadaas ayaa wuxuu isku deyey inuu ka dhaadhiciyo madaxweynaha Jubaland in ay Jubaland ka soo Qayb gasho Shir ay Kooxda DAM JADIID ee uu madaxda u yahay Xasan Sheekh ku qabanayso magaalada Xamar ee Xarunta Gobolka, shirkaas oo ay qorsheeyeen inuu dhaco 29-30 bishan july 2015.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Jubaland ay diidey ka qayb galka Shirkaas iyadoo aan xal loo helin xalinta khilaafka u dhexeeya dowlada Xamar iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Jubland ayaa xiriirka u jarey dowlada Xamar kadib markii Baarlamaanka dowlada Xamar uu sheegey in uu sharci daro yahay Baarlamaanka Jubaland.<\/p>\n<p>Horay ayaa waxaa u diiday ka qayb galka Shirka DAM JADIID dawladda Puntland iyo Jabaland \u00a0taasoo dhabarjab ku noqotay madaxweynaha dowlada Xamar oo olole ugu jira sidii mar kale dib loogu soo cimaamadi lahaa marka la gaaro 2016 si ay Kooxdiisu ugu Qaraabtaan magaca ummadda Soomaaliyeed<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-11106 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35.jpg\" alt=\"35\" width=\"754\" height=\"503\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-11107 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35a.jpg\" alt=\"35a\" width=\"754\" height=\"503\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-11108 size-full\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35b.jpg\" alt=\"35b\" width=\"754\" height=\"503\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 july 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha dowlada Xamar Xasan Shiikh oo booqasho ku tagey shaley 26ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11103","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1274,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11103"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11111,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11103\/revisions\/11111"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}