{"id":11147,"date":"2015-07-28T21:23:43","date_gmt":"2015-07-28T19:23:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11147"},"modified":"2015-07-28T21:24:22","modified_gmt":"2015-07-28T19:24:22","slug":"daawo-video-madaxweyne-kuxigeenka-soomaaliland-oo-casuumay-maanta-dr-faroole","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11147","title":{"rendered":"Daawo Video: Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland oo Casuumay maanta Dr Faroole"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland C\/raxmaan C\/llaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Matiqaad ama Qado sharfeed u sameeyey madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole oo Hargeysa ku sugan. Soo dhawayntaas ayaa waxaa kaloo ka qayb galay\u00a0 mas\u2019uuliyin ka tirsan dawladda iyo asxaabta Soomaaliland .<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35g.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-11148\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/07\/35g-300x169.jpg\" alt=\"35g\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saylici ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu ku soo dhaweeyo Dr Faroole magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.\u00a0Dr Faroole madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta iyo martiqaadka uu u sameeyay madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland. Fraoole ayaa sheegay inuu u u yimid magaalada Hargeysa arrimo Qoys oo la xiriira geerida xaaskiisa.<\/p>\n<p>Daawo Videowga<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TsfcUjFAns8\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland C\/raxmaan C\/llaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Matiqaad ama Qado sharfeed u sameeyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11147","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1371,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11147","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11147"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11147\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11150,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11147\/revisions\/11150"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11147"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11147"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11147"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}