{"id":11347,"date":"2015-08-04T19:51:30","date_gmt":"2015-08-04T17:51:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11347"},"modified":"2015-08-04T19:54:12","modified_gmt":"2015-08-04T17:54:12","slug":"daawo-video-caasho-geelle-dawladda-pl-waa-inay-dadkeeda-dhagaysataa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11347","title":{"rendered":"Daawo Video: Caasho Geelle &#8220;Dawladda PL waa inay dadkeeda dhagaysataa..&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>4 Agoosto 2015 (Puntlandes) Marwo Caasho Geelle Diiriye\u00a0oo horay Xildhibaan iyo\u00a0Wasiir\u00a0uga soo noqotay Puntland\u00a0kana mid ahayd Aasaasayaashii Puntland ayaa habalyo ku aadan Sanadguuradii 17aad ee kasoo waregtay markii Dhidibada loo taagay\u00a0Puntland u jeedisay shacabaka reer Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/42g.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11348\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/42g-300x209.png\" alt=\"42g\" width=\"435\" height=\"303\" \/><\/a><\/p>\n<p>Marwo Caasho Geele ayaa dawladda iminka ee uu madaxda ka yahay madaxweyne Cabdiwali Maxamaed Cali GAAS usoo jeedisay inay dhagaystaan Rabitaanka Shacabka reer Puntland kuna hogaamiyaan taas. Caasho ayaa kula talisay madaxweyne GAAS dulqaad badan, inuu ka shaqayo danta guud oo uu\u00a0ka hor mariyo tab gaar ah, inuu u dhago nuglaado shacabkiisa.<\/p>\n<p>Caasho Geele ayaa waxay kaloo sheegtay in maanta iyo markii la aasaasay Puntland uu\u00a0kala duwan yahay xaalka iyadoo maanta sida ay sheegtay ay dad aad u badan raadinayaan inay lacag ka sameeyaan dawladda iyagoo ugu biiray dawladda inay lacag ka helaan&#8230;.<\/p>\n<p>Dhanka kale\u00a0Caasho Geele ayaa baaq u jeedisay maamulka ay dawladda Xamar \u00a0Cadaado ku\u00a0dhoodhoobay ee Galmudug iyadoo sheegtay inay raali ka yihiin maamulkooda iyo inuu balaarto laakiin ay ka biyo diideen in iyadoo dadka dega Waqooyiga Mudug aan lagala tashan maamulkaas in hal mar ay idaacadaha ka maqlaan in lagu daray maamulkaas. marka garan waagaas iyo ixtiraam la&#8217;aantaas iyo dadkii na lagu daray oo aan noo imaan oo na waraysay&#8230;.!!!!!!!!<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan inaysan Caasho si cad u sheegin in Waqooyiga Gobolka Mudug au ka tirsan yihiin kana tirsanaan doonaan dawladda Puntland\u00a0markay ka hadlaysay maamulka aan dastuurka waafaqsanayn ee ka kooban Gobol iyo barka ee Galmudug ee ay sheegtay inay &#8220;raali ka tahay balaarinta Galmudug&#8221;<\/p>\n<p>Daawo Caasho Geelle<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7m7heAkZxJY\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<br \/>\n.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>4 Agoosto 2015 (Puntlandes) Marwo Caasho Geelle Diiriye\u00a0oo horay Xildhibaan iyo\u00a0Wasiir\u00a0uga soo noqotay Puntland\u00a0kana mid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11347","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1593,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11347"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11352,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11347\/revisions\/11352"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}