{"id":11353,"date":"2015-08-05T11:39:56","date_gmt":"2015-08-05T09:39:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11353"},"modified":"2015-08-05T11:39:56","modified_gmt":"2015-08-05T09:39:56","slug":"dawladda-puntland-oo-ka-digtay-la-meelmariyo-sharciga-shidaalka-dfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11353","title":{"rendered":"Dawladda Puntland oo ka digtay  la meelmariyo sharciga Shidaalka DFS"},"content":{"rendered":"<p>5 Agoosto 2015 (Puntlandes) Hay\u2019adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland ayaa soo saartay Warsaxaafadeed ay uga digayso Dawlada Xamar\u00a0inay meelmariyaan wax ay ugu yeereen Sharciga shidaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa Sidan<\/strong><\/p>\n<p><strong>1<\/strong>\u00a0Hay\u2019adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland, waxay uga digaysaa Dawladda Federalka Somaliyeed iyo Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka Muqdisho in la meelmariyo sharciga Shidaalka ee ay hordhigeen Golaha baarlamaanka Dawladda Federalka Somaliyeed, bishan August 2deedi, 2015, sababaha soo socda dartood.<\/p>\n<p><strong>2<\/strong>\u00a0Sharcigaan oo si sharci darra ah loo soo qoray, ma waafaqsan Axdiga qarameedka hada jira. Dawladda Puntlandna ma aqbalidoonto sharcigaas maadama aan laguwadda heshiin, ay samaysay Wasaarad si sharcidaro ah ku dhisan, sharcigaas oo ay rabaan in ay ugu gudbiyaan Golaha Barlamaanka oo qaybtiisii kale ay weli maqantahay, iyo weliba, Dawladda iyo Barlamaanka oo aan arinka u haysan awood sharci oo ay sharci noocan ah ku sameeyaa.<\/p>\n<p><strong>3<\/strong>\u00a0Axdiga ku meelgaarka ah ee Jamhuriyadda Federalka Somaliyeed ee la sameeyey 2012kii ma siin Dawladda Jamhuuriyada Federalka Somaliyeed iyo Barlaamaanka Federalka Somaliyeed awood sharci oo ay ku sameeyaan shuruuc khusaysa arimaha khayraadkada dabiiciga ah, amaba shidaalka iyo macdanta Soomaaliya. Waxaa amuurtaasi ku cadahay Qodobada 45 iyo 55 ee Axdiga kumeel gaarka ah ee Jamhuriyada Federalka Somaliyeed.<\/p>\n<p><strong>4<\/strong>\u00a0Hay\u2019adda Macdanta iyo Shidaalka ee Puntland waxaa ay ogtahay in sharcigaan cusub ee qabyada ah ay dabada ka riixaayaan shirkado shisheeye, sida Soma Oil and Gas, iyo kuwo la halmaala oo doonaya in ay si xaaran ah ku qaataan heshiisyo cusub, amaba laysku dayo in lagu xalaaleeyo heshiisyadkii hore oo ay Dawladdu la gashay shirkada Soma Oil and gas oo iyadu lacag ay leedahay ku dhisatay Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka Muqdisho. Shirkada Soma Oil and Gas oo si sharcidaro ku heshay heshiiska ay hada haysato ayaa waxaa lagu wadda baaris caalami ah, baaristaas oo khusaysa musuqmaasuq iyo laaluush.<\/p>\n<p><strong>5<\/strong>\u00a0Baaritaanka lagu wado shirkadda Soma Oil and Gas ayaa waxaa saldhig u ah in laaluush iyo hab musuqmaasuq ah lagu siiyey heshiiskaas iyo in kale. Sidaas darted, Hay\u2019adda Macdanta iyo Shidaalka waxaa ay Dawladda Federalka ah usoo jeedinaysa in ay ka baxdo heshiiska ay la wadaagto Shirkada Soma Oil maadaama shirkadaas uu ku socdo baaritaanka khusaya Laaluush.<\/p>\n<p><strong>Hay\u2019adda \u00a0Macdanta \u00a0iyo \u00a0Shidaalka \u00a0Puntland \u00a0 Agaasimaha \u00a0Guud \u00a0 Ciise \u00a0Maxamud Farax \u00a0 dhollowaa<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 Agoosto 2015 (Puntlandes) Hay\u2019adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland ayaa soo saartay Warsaxaafadeed ay uga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11353","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1158,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11354,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11353\/revisions\/11354"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}