{"id":11384,"date":"2015-08-07T12:51:15","date_gmt":"2015-08-07T10:51:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11384"},"modified":"2015-08-07T12:51:15","modified_gmt":"2015-08-07T10:51:15","slug":"madaxweyne-gaas-ma-doonayno-ciidammo-amisom-ah-ee-waxaan-doonaynaa-taageero-hub-qalab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11384","title":{"rendered":"MADAXWEYNE GAAS: Ma doonayno Ciidammo AMISOM ah ee waxaan doonaynaa Taageero Hub &#038; Qalab"},"content":{"rendered":"<p>07 Ogoosto 2015 (Puntlandes) Madaxwweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa si cad u sheegay inaysan Puntland doonayn in la keeno Ciimadamo AMISOM laakiin ay doonayaan in laga Taageero Hub iyo Qalab Ciidan sida Baabuurta Ciidamadu isticmaalaan, Qalabka Isgaarsiinta Ciidamada \u2026<\/p>\n<p>Dawladda Puntland ayaa dagaal waxay kula jirtaa Kooxda Al-shabaab oo saldhigyo ku lahayd sannadihii ugu dambeeyay Buuraleyda Galgala.<\/p>\n<p>\u201cMa doonayno Ciidamo ka socda AMISOM inay noo yimaadaan, waayo ciidanka Puntland waa kuwo Awooda inay la Dagaallamaan Al-shabaab,\u201d ayuu yiri C\/weli Gaas oo wareysi siinayay Reuters. \u201cBalse, Waxaanu doonaynaa in nalaga Taageero; Qalabka Millateriga, isgaarsiinta, gaadiidka ciidanka, hubka iyo weliba rasaasta.\u201d<\/p>\n<p>Gaas ayaa intaas ku daray. \u201cSaanaddda ciidan ee aan ka doonayno inay AMISOM nagu caawiyo waa mid aan xaq u leenahay inaan ka helno.\u201d Isagoo is-weydiiyay. \u201dWaa Maxay sababta ay u caawinayaan ciidamada Muqdisho ku sugan, oo aysan u caawinayn kuwa Puntland jooga? Tani Waxay muujinaysaa Xaqdarrada ay ku dhaqmayso DFS.\u201d<\/p>\n<p>DFS oo ka jawaabaysay eedaynta madaxweyne GAAS ayaa Wakaaladda wararka ee Reuters u sheegtay inay DFS gudatay waajibaadkeeda marka laga hadlayo Puntland, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11382\" target=\"_blank\">halkan ka akhri<\/a><\/span>.<\/p>\n<p>Puntland ayaa waxay horay u diidday in Dhulkeeda la geeyo ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, si ay Al-shabaab ula dagaalamaan, iyadoo Puntland ay sheegtay inay Ciidamadeedu ku filan yihiin Difaaca laakiin ay u baahan tahay taageero Qalab iyo Hub.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Ogoosto 2015 (Puntlandes) Madaxwweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa si cad u sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11384","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1374,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11384","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11384"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11385,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11384\/revisions\/11385"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}