{"id":11386,"date":"2015-08-08T14:04:21","date_gmt":"2015-08-08T12:04:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11386"},"modified":"2015-08-08T14:04:21","modified_gmt":"2015-08-08T12:04:21","slug":"daawo-video-gaalkacyo-oo-laami-garoonka-diyaarahada-aada-yeelatay-iyagoo-wali-joogaan-kooxdii-gaadayare-ee-dib-u-dhaca-ku-keenay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11386","title":{"rendered":"Daawo Video: Gaalkacyo oo Laami Garoonka diyaarahada aada yeelatay iyagoo wali joogaan Kooxdii GAADAYARE ee dib u dhaca ku keenay"},"content":{"rendered":"<p>8 Agoosto 2015 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo\u00a0 ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxay marakan nasiib u yeelatay inay hesho Waddo Laami ah oo dhererkeedu yahay ku dhawaad 3km taasoo isku xirta Abdulahi Yusuf Airport iyo magaalada.<\/p>\n<p>Tani waa isbedelkii ugu waynaa ee ka dhaca magaalada tan iyo 1991dii halka ay Horumar aad u baaxad wayn gaareen magaalooyinka kale ee Puntland sida Bosaso, Garowe iyo Qardho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/136b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-10161\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/136b-300x171.png\" alt=\"136b\" width=\"433\" height=\"247\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gobolka Mudug iyo xaruntiisa Gaaalkacyo oo Allah ku manaystay hanti ah dad fara badan, Dhaqaale iyo aqoon waxaa sabab u ah inuu ka haro Gobolada la mid ah waa Kooxda uu Hogaanka u hayo Maxamuud Cali Yusuf\u00a0<strong>Gaadayare,<\/strong>\u00a0oo ku magacaaban \u00a0Xisaabiyaha Guud ee Maaliyada Gobalka Mudug laakiinse ah ninka ka taliya Gobolka Mudug iyo Xaruntiisa Gaalkacyo. <strong>Gaadayare wuxuu xilka hayaa laga soo bilaabo desember 1999kii ilaa iminka<\/strong>, wuxuuna u shaqeeyaa sidii madaxweynaha Gobolka Mudug i<strong>sagoo aaminsan inuu yahay \u00a0GEED KA BAXAY Gobolka Mudug oo aysan jirin cid xilka ka qaadi karta.<\/strong><\/p>\n<p>Kooxda Gaadayare waxaa ninka labaad ka ah Siciid Cabdiraxmaan Yuusuf <strong>Dhagaweyne<\/strong> oo ku magacaaban Mareeyaha Abdulahi Yusuf Airport isagoo <strong>haya xilkan laga soo bilaabo Maajo 1991dii ilaa iminka\u00a0ayna la tahay inuu Gobolka Mudug ka yahay GEED KA BAXAY oo aysan jirin cid xilka ka qaadi karta.<\/strong><\/p>\n<p>Kooxdan oo ay rag kale ka tirsan yuhiin waxay ISBAARO u dhigteen wax wada qabsiga dadka walaalaha ah ee Gobolka wada dega iyo horumarka Gobolka <strong>iyagoo Cuna Canshuurta ummadda laga qaado kadibna u isticmaala qaarkeed LAALUUSH iyo inay isaga horkeenaan si ay kusii joogaan meesha<\/strong><\/p>\n<p>Daawo laami ay dadka Gaalyood la yaaban yihiin oo ay heshay magaaladu!!<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZXsZ3pc-JMg\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Agoosto 2015 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo\u00a0 ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxay marakan nasiib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11386","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1371,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11387,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11386\/revisions\/11387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}