{"id":11471,"date":"2015-08-13T21:38:17","date_gmt":"2015-08-13T19:38:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11471"},"modified":"2015-08-13T21:38:17","modified_gmt":"2015-08-13T19:38:17","slug":"gaas-oo-mudug-u-magacaabay-guddiyo-uu-ku-sheegay-ianay-wax-ka-qaban-doonaan-baahiyaha-gobolka-mudug-ka-jira","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11471","title":{"rendered":"GAAS oo Mudug u magacaabay guddiyo uu ku sheegay ianay wax ka qaban doonaan baahiyaha Gobolka Mudug ka jira!!"},"content":{"rendered":"<p>13 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed cali GAAS oo maalintii shalay soo gaaray xarunta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa maanta magacaabay Guddiyo uu ku sheegay inay wax ka qaban doonaan Baahiya ka jira Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1680.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11472\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1680.png\" alt=\"1680\" width=\"587\" height=\"417\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ku : Dhammaan haya\u2019daha Dowladda Puntland ee Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Og:\u00a0 \u00a0 \u00a0dhammaan Qaybaha\u00a0 kala duwan ee bulshada Gobolka Mudug<\/p>\n<p>Ujeeddo: Magacaabis Guddiyo.<\/p>\n<p>Waxaa dhammaan haya\u2019daha dowladda ee Gobolka Mudug lagu wargelinyaa in\u00a0la magacaabay guddiyo farsamo iyo hawl fulin oo ka kooban saddexda\u00a0gole ee dowlada,kana shaqeyn doona sidii wax looga qaban lahaa\u00a0baahiyaha aasaasigaa ee Gobolka Mudug .<\/p>\n<p>Guddiga amniga<\/p>\n<ol>\n<li>\u00a0 \u00a0 Cabdiweli Xirsi Cabdulle\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 wasiirka Ganacsiga\u00a0 guddoomiye<br \/>\n2.\u00a0 \u00a0 \u00a0 C\/laahi Jaamac\u00a0 Cali\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 wasiiru dowlaha Caafimaadka<br \/>\n3.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Cali\u00a0 Yusuf Jaamac\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 wasiiru dowlaha arrimaha gudaha<br \/>\n4.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil. Axmed Jaamac Cabdille<br \/>\n5.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil. Cabdulqaadir Xuseen Nuur<br \/>\n6.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Xil .Cabdulaahi<br \/>\n7.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Axmed\u00a0 muuse Nuuryare\u00a0 K\/s Gudoomiyaha Gobolka Mudug<\/li>\n<\/ol>\n<p>Guddiga\u00a0 horumarinta iyo qaabeynta Magaalada<\/p>\n<ol>\n<li>\u00a0 \u00a0 Cabdirashiid Maxamed Xirsi\u00a0 \u00a0 wasiirka HGG\u00a0 \u00a0guddoomiye<br \/>\n2.\u00a0 \u00a0 \u00a0 C\/raxmaan Jaamac kulimiye\u00a0 \u00a0 wasiiru dowlaha kalluumaysiga<br \/>\n3.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil. C\/xakiin Macalin Daahir<br \/>\n4.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil. Maxamed Cabdi Warsame<br \/>\n5.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0C\/raxmaan Maxamuud Xaaji\u00a0 \u00a0 \u00a0Agaasimaha Guud ee PMPF<br \/>\n6.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0C\/casiis\u00a0 \u00a0 \u00a0Jaamac Nugaal ,\u00a0 \u00a0 \u00a0Duqa Magaalada Gaalkacyo<\/li>\n<\/ol>\n<p>Guddiga dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada<\/p>\n<ol>\n<li>\u00a0 \u00a0 Cali C\/laahi Warsame\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 wasiirka\u00a0 deegaanka\u00a0 guddoomiye<br \/>\n2.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Bashiir C\/raxmaan Gurxan\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo\u00a0xiriirka Gobolada.<br \/>\n3.\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0C\/qani Geele Maxamed\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 wasiiru dowlaha Duulista hawada\u00a0iyo Garoomada<br \/>\n4.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil. C\/risaaq Yasiin Cabdulle<br \/>\n5.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil .C\/qaadir Faarax Bootaan<br \/>\n6.\u00a0 \u00a0 \u00a0 Xil. Nuuradiin C\/rashiid\u00a0 Cali<\/li>\n<\/ol>\n<p>Sidaas daraadeed waxaa laydin farayaa in aad guddiyadaas u fududeysaan\u00a0hawlaha loo xilsaaray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed cali GAAS oo maalintii shalay soo gaaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11471","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1277,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11473,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11471\/revisions\/11473"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}