{"id":11474,"date":"2015-08-13T21:54:20","date_gmt":"2015-08-13T19:54:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11474"},"modified":"2015-08-13T21:58:23","modified_gmt":"2015-08-13T19:58:23","slug":"daawo-video-dhamaystiran-xassan-sheekh-oo-ka-hadlay-mooshinka-ka-dhan-ah-diidayna-in-suaalo-laga-waydiiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11474","title":{"rendered":"Daawo Video dhamaystiran: Xassan Sheekh oo ka hadlay Mooshinka ka dhan ah, diidayna in Su\u2019aalo laga waydiiyo"},"content":{"rendered":"<p>13 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh ayaa ka hadlay Mooshinka ay ka keeneen Xildhibaanada Baarlamaanka dawlada Xamar, isagoo isdifaac maahee aan wax kale keenin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/48a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11477\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/48a.jpg\" alt=\"48a\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xassan Sheekh ayaa sheegay in waqtigan aysan ku haboonayn in la keeno Mooshin lagu wiiqayo dawladda Soomaaliya waa ida uu hadalka u dhigaye.\u00a0Xassan Sheekh ayaa ku eedeeyey Xildhibaanada Mooshinka wada inay yihiin shakhsiyaad gaar ah oo caana ka ah Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay inay dano gaar ah leeyihiin Mooshinka isaga ka dhanka ah.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya ay Xildhibaanada ka qabteen Mooshinka ka dhan Madaxweyne Xassan Sheekh.\u00a0Madaxweynaha ayaa Saxaafadda u diiday inay su\u2019aalo waydiiyaan sida qaybta ugu dambeeya ee codka aad ku maqli doontaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xassan Sheekh horay waxa uu ka dambeeyey\u00a0labo\u00a0Mooshin oo lagu riday Xukuumadihii Cabdiweli Sheekh iyo Saacid.<\/p>\n<p>Daawo Shirkii Jaraa\u2019id ee Xasan Sheekh<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/80mXWZtQEjs\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh ayaa ka hadlay Mooshinka ay ka keeneen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11474","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1326,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11474","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11474"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11474\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11479,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11474\/revisions\/11479"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11474"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11474"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11474"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}