{"id":11480,"date":"2015-08-13T22:04:57","date_gmt":"2015-08-13T20:04:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11480"},"modified":"2015-08-13T22:04:57","modified_gmt":"2015-08-13T20:04:57","slug":"garowe-oo-farta-ku-fiiqday-shoodhe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11480","title":{"rendered":"GAROWE OO FARTA KU FIIQDAY SHOODHE !!!"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Wasiirka Arrimaha gudaha , Dowladaha hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Puntland Axmed Cilmi Cismaan \u201cAxmed Karaash\u201d ayaa manta 12 Augsto 2015 si rasmiya u shaaciyey warqada ay ku qoran yihiin shuruudaha lagu soo xulayo 27 xubnood ee la filayo inay yimaadaan maalmo dabadeed kuraasta gollaha deegaanka Garowe.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u00a0Garowe waxaa ka socota \u00a0isxodxodasho, isbahaysi, is iibsasho iyo ballanqaadyo inta badan ku saabsan tartanka Madaxtinnimada maamulka Caasimada Garowe, Madaama sida la filayo doorashada Duqa iyo Ku xigeenkiisu qabsoomi doonto Isbuucyada soo socda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mail.one.com\/api\/info%40puntlandes.com\/mail\/1\/INBOX\/1405093282\/509\/1.2?contentId=ii_14f27b5cbe2b0127\" alt=\"Inline images 2\" width=\"471\" height=\"353\" \/><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Murashixinta isa soo taagay waxaa ka mid ah Madax khibrad iyo Aqoon leh xilkaas oo lagu aammini karo, Waxaana ka mid ah Dr Axmed Siciid Geele \u201cShoodhe\u201d oo lagu ammaano inuu khibrad durugsan u leeyahay hogaaminta maamul iyo Ka shaqeynta Midnimada iyo Horumarka Bulshada.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waxayna hadal haynta dadweynuhu ilaa hadda ku ag meereysaneysaa in loo dooran doono shanta sano ee soo socota maamulka magaalo madaxda Garowe Gudoomiye Ahmed Said Geele \u201cShoodhe\u201d maxaa yeelay sida muuqata waa nin kaliya oo \u00a0ugu tug tug roon aqoonta dadweynuhu u leeyihiin musharaxiinta xilkaas ku tartami doonta.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Maxay tahay sababta dad badani u hadal hayaan Mr Shoodhe ?<\/b>\u00a0 Qiyaasteyda, oo khaldanaan karta, waxay tahay laba middood.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">In jacayl iyo hilow loo qabo inuu u dhalisay guulo uu kaga kasbadey dadka , Ama in hadal hayntu ay salka ku hayso feejignaan laga qabo waxqabad xumi iyo Tayo la,aan siyaasadeed oo durba laga arkey\u00a0 musharaxiinta la tartameysa Mr Shoodhe !!.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Usbuucyo gudahood ayuu <b>&#8220;War jiraaba Garowe imaan&#8221; <\/b>aan aragno ninkii golluhu doortaan duqa caasimada Puntland&#8221;.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ilaaheey ha ka dhigo sida dadka iyo Caasimada u roon.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waxaana jirta xikmad oronaysa \u201cIntaanad falin ka fiirso\u2019, ciday khusayso waxaan leeyahay intaydaa hawshan doorashada gudo galin waa muhiim inaad wax ku qiimaysaa halka shacabku farta ku fiiqayo si ay u rumowdo inaad tahay gollihii matalay Shacabkiisa.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">WQ: Abshir Abdulaahi Mohamed<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Garowe Puntland Soomaaliya<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Daabacaadii Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha gudaha , Dowladaha hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Puntland Axmed Cilmi Cismaan \u201cAxmed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11480","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1441,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11480","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11482,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11480\/revisions\/11482"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}