{"id":11516,"date":"2015-08-16T13:17:46","date_gmt":"2015-08-16T11:17:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11516"},"modified":"2015-08-16T13:17:46","modified_gmt":"2015-08-16T11:17:46","slug":"dhagayso-danjire-ameriko-oo-loo-diiday-beledweyne-inuu-galo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11516","title":{"rendered":"Dhagayso: Danjire Ameriko oo loo diiday Beledweyne inuu galo"},"content":{"rendered":"<p>16 Agoosto 2015 (Puntlandes) Amb Maxamed Cali Ameerika oo ahaan jiray\u00a0Danjirihii hore ee Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa shalay loo diiday inuu gudaha u galo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiran.<\/p>\n<p>Cali America ayaa sheegay in amarka loogu diiday inuu gudaha u galo Beledweyne uu bixiyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiran.<\/p>\n<p>Amb America ayaa sheegay inuu ku gudo jirro safar uu ugu magac daray \u201cSafarka nabadda\u201d oo uu ku kala bixinayo Gobolada dalka Soomaaliya, isagoo ka bilaabay Xamar kadibna diyaarado ku tagay Kismaanyo iyo Baydhabo hadana diyaarad ku sii tagay Caasimada Puntland ee Garowe isagoo halkaas ka bilaabay Safar dhanka lugta ah uga baxay Garowe siina maray Tuulooyin badan kuna hakaday Qardho ugana sii gidbay Bosaso kadib wuxuu kusoo noqday Garowe isagoo ka mid ahaa Wafdigii madaxweyne GAAS ee usoo kicitimay Gobolka Mudug iyo xaruntiisa Gaalkacyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/45e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11432\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/45e.jpg\" alt=\"45e\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amb America ayaa soodhawayn laga badiyey kala kulmay madaxweynaha Puntland, iyagoo ay Shacabka reer Puntland ay aad ula yaabeen markuu Amb America bogiisa uu ku leeyahay facebiiga uusoo dhigay qoraal uu ku leeyahay Gobolka Mudug wuxuu ka tirsan yahay maamulka aan dastuurka waafaqsanayn ee Xasan Sheekh ku dhoodhoobay Cadaado ee Galmudug.<\/p>\n<p>Akhri Qoraal ka Safarkii\u00a0Amb America ee Puntland inuu ku salaysnaa GAAS oo bilaabay Ololeha 2016ka:\u00a0<span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11418\" target=\"_blank\">Dhaqaalihii Canshuur bixiyeyaasha Puntland oo galay campaign: ka 2016<\/a><\/span><\/p>\n<p>Amb America ayaa sheegay inuu dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Amb America<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-11516-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/23153a25-c81d-48ec-828c-3e1c68557227_original.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/23153a25-c81d-48ec-828c-3e1c68557227_original.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/23153a25-c81d-48ec-828c-3e1c68557227_original.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Agoosto 2015 (Puntlandes) Amb Maxamed Cali Ameerika oo ahaan jiray\u00a0Danjirihii hore ee Soomaaliya ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11516","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1274,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11518,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11516\/revisions\/11518"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}