{"id":11542,"date":"2015-08-17T21:31:09","date_gmt":"2015-08-17T19:31:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11542"},"modified":"2015-08-17T21:31:09","modified_gmt":"2015-08-17T19:31:09","slug":"gaas-oo-ogolaaday-barlamanka-puntland-oo-diidey-in-amsom-la-keeno-degaanakooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11542","title":{"rendered":"GAAS oo ogolaaday &#038; Barlamanka Puntland oo diidey in AMSOM la keeno Degaanakooda"},"content":{"rendered":"<p>17 August 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS\u00a0ayaa dhowaan aqabaley in hay&#8217;adaha Qaramada Midoobay ee\u00a0degan Caasimada Puntland iyo magaalooyinka waawayn ee Puntland ay keensadaan Puntland ciidamada ka socda AMISOM si ay u ilaaliyaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1680.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11472\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1680.png\" alt=\"1680\" width=\"587\" height=\"417\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shacabka reer Puntland, Baarlamaanka, madaxweyne kuxigeenka Puntland iyo inta badan Golaha Wasiirada GAAS ayaa waxay kasoo hor jeesteen in Ciidamadaas la keeno Puntland, halka uu madaxweyne GAAS kaligiis ka aqbalay madaxweynaha Dawladda Xamar iyo Ergayga gaarka ah ee UN ka Amb Kay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/51c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11544\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/51c.jpg\" alt=\"51c\" width=\"640\" height=\"407\" \/><\/a><\/p>\n<p>Isku day ay doonayeen xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland iyo madaxweyne kuxigeenka Puntland inay ka dhaadhiciyaan\u00a0Gaas inuu ka noqdo go&#8217;aankaas inta uusan u Safrin magaalada Gaalkacyo ayaa fashilmay kadib markuu ka diiday GAAS, wuxuuna sheegey\u00a0in\u00a0hay&#8217;adaha Qaramada midoobey ee dagan magaalooyinka waaweyn ee Puntland uu u ogolaadey\u00a0iney keensadaan ciidamo ka socda AMSIOM xarumahooda.<\/p>\n<p>Maanta ayaa waxaa ka fariistay Gudiga joogtada ah ee Golaha wakiilada Puntland iyagoo soo saaray go\u2019aan ay ku diideen in ciidamo ka socda AMSIOM la keeno Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/51e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11546\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/51e.jpg\" alt=\"51e\" width=\"510\" height=\"359\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM wax aan dhibaato iyo dhaqan xumo ahayn ma wadaan macquulna maaha in Puntland la keeno. Shacabka reer Puntland ayaa aad uga soo horjeeda in Dhulkooda la geeyo Ciidamadaas.<\/p>\n<p>Qarax ayaa lagula beegsadey magaalada Garowe shaqaalaha hay&#8217;ada UNICEF waxaa kale oo iyana lagu diley magaalada Gaalkacyo sadex kamid ah Shaqaalaha hay&#8217;ada UNODC iyadoo aysan Xukuumada GAAS usoo bandhigin Shacabka reer Puntland iyo Beesha caalamkaba cidii ka dambaysay weeraradaas.<\/p>\n<p>Tan iyo intii uu xilka madaxtinimada Puntland uu la wareegay madaxweyne GAAS waxaa soo food saaray shaqaalaha Hay\u2019adaha UN ka cabsi baaxad wayn.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11545\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/51d.png\" alt=\"51d\" width=\"784\" height=\"647\" \/><\/p>\n<p>Su\u2019aal ka dhex guuxaysa Shacabka\u00a0 reer Puntland ayaa ah GAAS ma kaligiis ayaa Puntland ah? Sidee ayuu kaligiis ku qaadan karaa go\u2019aankaas ay dadkoo dhami kasoo horjeedaan?<\/p>\n<p>Waaba loo jeeda meesha uu GAAS ku wado Puntland e maxaa la gudboon Xildhibaanada Puntland? ma inay MASIIRKA dalkooda daawadayaam ka noqdaan? Mise waxay gudan WAAJIBAADKOODA oo GAAS ayey ka hor dhaqaajin Shacabka reer Puntland??<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 August 2015 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS\u00a0ayaa dhowaan aqabaley in hay&#8217;adaha Qaramada Midoobay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11542","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2031,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11547,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11542\/revisions\/11547"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}