{"id":11640,"date":"2015-08-21T18:46:34","date_gmt":"2015-08-21T16:46:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11640"},"modified":"2015-08-21T18:46:34","modified_gmt":"2015-08-21T16:46:34","slug":"garowe-oo-dukaamada-waaweyn-la-xiray-kadib-markii-canshuur-badan-la-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11640","title":{"rendered":"Garowe oo Dukaamada waaweyn la xiray kadib markii Canshuur badan la saaray"},"content":{"rendered":"<p>21 Agoosto 2015 (Puntlandes) Caasimadda Puntland\u00a0 ee Garowe ayaa waxaa maalinkii 3aad Xiran dukaamada waawayn ee\u00a0gada badeecooyinka\u00a0kala duwan, iyadoo ay tahay sababta loo xiray kadib markii ay Xukuumadda GAAS kusoo rogtay Canshuur aad u fara badan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/55d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11641\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/55d.jpg\" alt=\"55d\" width=\"672\" height=\"448\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dukaamada waawayn oo haystay macaamiil fara badan ayaa gabi ahaanba aan shaqayn sadexdii maalmood ee u dambaysay. Milkiilayaasha ayaa waxay ka cabanayaan in la dul dhigay canshuur badan oo ay sheegeen inaysan iska bixin Karin.<\/p>\n<p>Dawladda GAAS ayaa usoo jeesatay sidii ay ku kordhisan lahayd lacagta usoo Xaroota iyadoon wax tixgelin ah siin Muwaadiniinta reer Puntland.<\/p>\n<p>Dawladda GAAS ayaa waxay Caadaysatay inay kordhisato Dakhliga usoo xarooda iyadoon hadana wax <strong>Mushahaaro<\/strong> ah aan siinin Shaqaalaheeda iyo Ciidamada Dawlada oo aan qaadan wax Mushaar ah muddo 6bilood ka badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Agoosto 2015 (Puntlandes) Caasimadda Puntland\u00a0 ee Garowe ayaa waxaa maalinkii 3aad Xiran dukaamada waawayn&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11640","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1343,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11642,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11640\/revisions\/11642"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}