{"id":11690,"date":"2015-08-24T12:49:06","date_gmt":"2015-08-24T10:49:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11690"},"modified":"2015-08-24T12:49:06","modified_gmt":"2015-08-24T10:49:06","slug":"jaaliyada-jubaland-ee-finland-oo-taageero-iyo-hambalyaba-u-dirtay-madaxweynaha-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11690","title":{"rendered":"Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Taageero iyo Hambalyaba u Dirtay Madaxweynaha Jubaland"},"content":{"rendered":"<p>Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Doorashada Madxwaynaha Dawlada Jubaland ee Soomaaliyeed mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe)ayaa\u00a0Xalay\u00a0\u00a0ka dhacday Magaalada Helsinki xarunta dalka Finland gaar ahaan Xarunta\u00a0Qurbajoogta Putland ee Finland waxaana soo qabanqaabiyay Jaaliyada Jubaland ee Finland.<\/p>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div>Xafladaas oo xalay ka dhacday ayaa waxaa kasoo qeybgalay dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan\u00a0.Waxaa lagu soo bandhigay Khudbado ,Ducooyin Gabayo iyo Baraanburo\u00a0.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Waxaa ugu horeen ka hadlay\u00a0 gudoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee Finland Mudane Deeq Cismaan Gurxan ayaa Bogaadiyay sida Midnimada iyo isjacaylka Walaalnimo leh ee ay Shacabweynaha reer Jubaland\u00a0 ugu muujiyeen Codkooda iyo Rabitaankooda Doorashadii\u00a0dhowaan ka \u00a0dhacday kuna doorteen Madaxweynaha Dastuuriga ah Mudane Sheekh Axmed Maxamed islaan (Sheekh Axmed Shaboobe).<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiyaha ayaa ku booriyay Madaxweynaha Jubaland in uu shacabkiisa ku hago nidaam maamul Cadaaladeed xaqsoora oo u horseeda shacabweynaha Jubaland state Midnimo,Horumar.isjacayl walaalnimo,Iskaashi,nabadgalyo iyo Kobac dhaqan dhaqaale oo ay ku hilmaamaan Diiftii ay mudooyinka badan ku soo jireen,sidoo kalana sii laban laabo halgankii loogu jiray ka Tirtirida Alshabaab dhamaanba Jubooyinka .<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Sidoo kale waxaa isna googbta ka hadlay Dr Xuseen Hire oo u Mahad-celiyeey dadkii Xaflada soo qaban qaabiyey\u00a0 iyo intii kasoo Qayb-gashayba. Waxuuna hambalyo\u00a0iyo taageero u diray madaxweynaha jubland mudane Axmed Madoobe Dr xuseen ayaa sidoo kale ka war bixiyey xaalada magaalada kismaayo oo uu dhawaan tagay iyo waxyaabihii uu ku soo arkay iyo dhamaan gobolada jubaland ka kooban tahay.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Ku xigeenka Dalada qurba-joogta Puntland ee Finland mudane Maxamuud Cabdiraxman shiinle ayaa\u00a0u hambalyeeyay Natiijadii Doorahadii Madaxweynaha\u00a0Axmed Madoobe \u00a0ee ay Shacabweynaha Jubooyinka ku muujiyeen Codkooda Doorashada Madaxweynaha Jubaland State,islamarkaana kula dardaarmay Jubaland State in ay Guntiga Dhiisha iskaga dhigaan dhamaystirka hawlaha qabyada ah shiinle ayaa sidoo kale sheegay iney mar walba garab taagan yihiin walaalahooda jubaland.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Waxaan doonaynaa inaan taageero la garab-istaagno maamulka cusub ee la doortay oo u baahan inaan garbaha ka joogsano waxaa hadalkaa\u00a0 yiri Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland Mudane Cabdifataax Jaamac janagale\u00a0 wuxuuna kula dardaarmay dadkii goobta yimi in dalkii si iskaa wax u qabso ah dib loogu dhiso.ugu danbeyntii janagale wuxuu hambalyo iyo taageero u diray madaxweynaha jubland Mudane Axmed Maxamed Islaan\u00a0 (Axmed Madoobe).<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiye ku xigeenka golaha dhexe ee Dalada Qurba-joogta Puntland ee finland Cabdulqadir Camoow oo ku dhashay magaalada kismaayo ayaa ka warbixiyey sidey ahaan jirtay magaalada iyo taariikhdii ay soo martay wuxuuna amaan iyo bogaadin usoo jeediyey Madaxweynaha Jubland axmed madoobe sidoo kale wuxuu Cabdulqaadir Camoow ka sheekeeyey halgankii uu soo maray madaxweynaha iyo sidii uu ula soo tacaalay iyo waxqabadkiisii.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Axmed Calibeto oo ah oday rugcadaa ah ayaa u hambalyeyey Madaxweynaha jubland Axmed Madoobe Axmed ayaa kula dardaarmai iney reer jubaland midoobaan oo hal ay noqdaan horumarkana meel ugu soo wada jeestaan maamulkana la taageero.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Waxaa goobta ka hadlay odayaal uu ka mid yahay\u00a0 Suldaan Cabdirisaaq Dhalac oo dhowaan ka yimid magaalada kismaayo ayaa ka warbixiyey waxyaabihii iyo horumarkii uu ku soo arkay magaalada iyo sida wax loogu qaban karo .<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Dhanka dumarka jubland \u00a0ayaa waxaa iyadana ka hadashay walaasheen Nasro Faarax Dable oo in mudo ahba shaqo ka waday jubaland ayaa iyadana ka warbixisay mashaariicda ay ka wadaan jubland iyo waxyaabihiin wanaagsanaa ay ka qabteen waxayna nasro jaaliyada iyo shacabka reer jubland ku dardaaratay iney gacmaha is qabsadaan isna taageeraan qof walbana wuxuu qabankaro qabto.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Dumarka dalada qurba-joogta Puntland ee Finland Marwo Nasro Jaamac deeble ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay dhamaan shacabka reer jubland meel walba ay joogaan guushii Madaxweynaha Axmed madoobe Nasro ayaa sheegtay in Axmed madoobe qabtay howlo badan uuma mudan yahay in la doorto mar labaad waana taageersanahay ayey yiri.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Dhalinyarada jubaland ee Finland\u00a0 Sharmaarke\u00a0 ayaa isagana ka hadlay doorka dhalinyaradu ku leedanahay jubaland iyo sida ay wax ugu qaban karaan iyo waxyaabaha hortaagan ayaa sheegay iney hiil iyo hooba la garab taagan yihiiin maamulka jubaland .<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Xaflada dadkii ka hadlay dhamaan lama soo koobi karo intaan ka tagay haka raali ahaadaan.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xta1\/v\/t1.0-9\/11241434_437586213099018_6306752374754749363_n.jpg?oh=48908cb2e1d4ec20c27d3d2426b98076&amp;oe=566DDCCE\" alt=\"\" width=\"568\" height=\"427\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xlp1\/v\/t1.0-9\/11951101_437585879765718_8979708364761040840_n.jpg?oh=b9999f7f8844847121073024e3f424cd&amp;oe=566ADCE0\" alt=\"\" width=\"554\" height=\"416\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/11903992_437585696432403_6614036175024622078_n.jpg?oh=20ef4a5315c4511afa671d1ecfd28acf&amp;oe=56799ED1\" alt=\"\" width=\"564\" height=\"424\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecx_4-od\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t34.0-12\/11903334_437626186428354_1091809457_n.jpg?oh=16b8ccf93a95aebfe68aa8c797a8417e&amp;oe=55DC26F8\" alt=\"\" width=\"561\" height=\"421\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/11904116_437587009765605_2649170662942588886_n.jpg?oh=f99d5e8d55db33a589fdfdd68603c3d6&amp;oe=566FF5DA\" alt=\"\" width=\"568\" height=\"427\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\">\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xtf1\/v\/t1.0-9\/11949409_437586433098996_4905019999338536231_n.jpg?oh=c54c2975b595b17b11d4ccaab28c4ec8&amp;oe=563A4EBE\" alt=\"\" width=\"559\" height=\"420\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpt1\/v\/t1.0-9\/11870681_113997345616960_7310285957643738336_n.jpg?oh=ea5dd9cb1857c09c450faac3bc686b09&amp;oe=563B7E0F\" alt=\"\" width=\"554\" height=\"554\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xtf1\/v\/t1.0-9\/11144470_113997292283632_908936706913356075_n.jpg?oh=348d5fd474c017e99f97aaf64aee85b5&amp;oe=563D9A75\" alt=\"\" width=\"548\" height=\"411\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/11934969_113996568950371_3048287715553878647_n.jpg?oh=b3379c341a1bee2b6e9c3332ea9ecd09&amp;oe=567285FD\" alt=\"\" width=\"553\" height=\"415\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xtf1\/v\/t1.0-9\/11870645_113997065616988_7426227005978791020_n.jpg?oh=c7d1f0d54e3319dd10512b2ffc2a6f32&amp;oe=567C25EF\" alt=\"\" width=\"559\" height=\"419\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpa1\/v\/t1.0-9\/11949509_113996648950363_148460279849995804_n.jpg?oh=04895dc77fec9fffcd092a415dd13d7f&amp;oe=56747EF8\" alt=\"\" width=\"568\" height=\"426\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/11887965_113996542283707_5688662163656082180_n.jpg?oh=b07a1efb7c2da3e1aa792de146ce9951&amp;oe=5669A443\" alt=\"\" width=\"559\" height=\"419\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfa1\/v\/t1.0-9\/11951214_113996442283717_2204197201772537434_n.jpg?oh=0651143f870959843e473246aee16343&amp;oe=5682574E\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"414\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams2-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/11904676_113996742283687_5240191620552397300_n.jpg?oh=06ba0fcac407689ebd1a6a8b01f6c344&amp;oe=567C0EF8\" alt=\"\" width=\"561\" height=\"421\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Puntlandes.com<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Doorashada Madxwaynaha Dawlada Jubaland ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11690","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1268,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11690","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11690"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11690\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11692,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11690\/revisions\/11692"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11690"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11690"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11690"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}