{"id":1172,"date":"2014-08-02T16:00:07","date_gmt":"2014-08-02T14:00:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1172"},"modified":"2014-08-02T16:00:07","modified_gmt":"2014-08-02T14:00:07","slug":"qiyaano-qaran-nuxurka-qudbadii-dr-gaas-ee-1-da-agoosto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=1172","title":{"rendered":"Qiyaano Qaran: Nuxurka Qudbadii Dr Gaas ee 1 da Agoosto"},"content":{"rendered":"<p>Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwaeli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay, 01-08-2014 oo ku beegnayd sanadguuradii 16 naad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland, ka jeediyey hoolka Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Aqoonyahanada iyo dadka waxgaradka ah waxay u fadhi\u00fdeen oo ka sugayeen madaxweynaha (waaba haddii uu isbedelaye) in uu aad uga hadlo isku dayga dhac ee Villa Xamar wado inay ku dhacdo Gobolka Mudug oo tiir dhexaad u ah Puntland. Wixii laga sugayey oo ahaa in uu ka hadlo siyaasadiisa cusub ee ku wajahan xiriirka Xamar, In uu la hadlo Baaq adagna u diro beesha caalamka oo wax ka saxiixday heshiis ku sheega.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wuxuu galay gabay iyo geeraar xataa afkiisa ma soo marin go,aankii maaweelada ahaa ee uu shaacyey habeenimadii 31-07-2014. Hal mar masoo hadal qaadin beesha caalamka. Waxaa faafaahin dheeri ah akhrisan kartaa Puntlandes falanqaynta Todobaadka iy Puntland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka daawo qudbadii Gaas (ka bilow daqiiqada 14:37).<\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/2JOhxfvD9U0\" width=\"854\" height=\"510\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Xafiiska wararka<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwaeli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay, 01-08-2014 oo ku beegnayd&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1172","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2621,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1173,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1172\/revisions\/1173"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}