{"id":11752,"date":"2015-08-27T22:13:18","date_gmt":"2015-08-27T20:13:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11752"},"modified":"2015-08-27T22:13:18","modified_gmt":"2015-08-27T20:13:18","slug":"sawiro-gaas-shalay-xerada-siinaay-ha-la-baneeyo-maantana-ciidan-dawladda-degen-siinaay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11752","title":{"rendered":"Sawiro: GAAS Shalay \u201dXerada SIINAAY ha la baneeyo\u201d Maantana \u201dCiidan dawladda degen SIINAAY\u201d"},"content":{"rendered":"<p>27 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa Guddi uu magacaabay waxa uu faray oo ay soo saareen in Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo oo qaar ka mida ama \u201dBeelo\u201d ay ku habsadeen dhulkii dawladii hore ee Soomaaliya ay lahayd, kuwaasoo ilaa iminka ku nool ama ku ganacsada inay ku baneeyaan oo dawladda Puntland kusoo wareejiyaan muddo sadex cisho ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11748\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60.jpg\" alt=\"60\" width=\"603\" height=\"402\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 603px) 100vw, 603px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Meelaha uu GAAS faray inay baneeyaan reer Gaalkacyood ayaa waxay gaarayaaan 46 goobood oo ka kooban Guryo iyo Xerooyin Ciidan, waxaana ka mida Xeradii Xiidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ku lahaayeen magaalada Gaalkacyo taasoo lagu magacaabo SIINAAY.<\/p>\n<p>Waxaa dadku Gaalkacyo maanta la yaabeen markay arkeen\u00a0GAAS oo booqday Xerada SIINAAY kuna tilmaamay inay Ciidanka difaaca Puntland degen yihiin Xeradaas!! CAJIIB xaggee lagu arkar Jufo kaliya oo ah Ciidan dawladeed?<\/p>\n<p>Xerada SIINAAY oo kaliya laguma habsan ee Xerooyin badan oo kale oo iyana ay Jifooyin ay ku habsadeen iyagoo sheganay inay yihiin Ciidan Dawladeed sida tii uu maanta Booqday GAAS ee <strong>SIINAAY<\/strong>.<\/p>\n<p>Waa su\u2019aale GAAS maka baqay? Ma maantuu saxsan yahay? Mise shalay markuu lahaa halaga guuro?<\/p>\n<p>Ugu dambayntii waa su\u2019aale goormaa Gaalkacyo dawladnimo kashaqayn waa tan ay wali ka taliyaan <strong>KOOXDA GAADAYARE<\/strong> e? waa tan Guryihii iyo Xerooyinkii dawladda la haystee?<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in la burburiyey Gurihii sida sharci darada ah looga dhistay laamiga hareerihiisa ama dhulkii banaanaa ee dadka ka dhaxeeyey,\u00a0Sawirada hoos ka daawo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60e.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11743\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60e.png\" alt=\"60e\" width=\"614\" height=\"350\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60e.png 848w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60e-300x171.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60e-292x167.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60e-638x364.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 614px) 100vw, 614px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60d.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11742\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60d.png\" alt=\"60d\" width=\"640\" height=\"353\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60d.png 857w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60d-300x166.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60d-292x161.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60d-638x352.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60c.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-11741\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60c.png\" alt=\"60c\" width=\"637\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60c.png 843w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60c-300x177.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60c-292x172.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/60c-638x375.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 637px) 100vw, 637px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 Agoosto 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa Guddi uu magacaabay waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11748,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1857,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11752","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11752"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11753,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11752\/revisions\/11753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11748"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}