{"id":11754,"date":"2015-08-29T11:24:38","date_gmt":"2015-08-29T09:24:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11754"},"modified":"2015-08-29T11:24:38","modified_gmt":"2015-08-29T09:24:38","slug":"shirka-wada-tashiga-puntland-iyo-xaqiijinta-himiladdii-puntland-loo-asaasay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11754","title":{"rendered":"Shirka wada tashiga Puntland iyo  xaqiijinta  himiladdii Puntland loo asaasay"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Madaxwaynaha Puntland\u00a0\u00a0ayaa furay shir loogu magac daray shirka weynaha wada tashiga Puntland\u00a0\u00a0kaasoo 24,Agoosto. 2015 ka furmay\u00a0\u00a0Magaallada Gaalkacayo ee \u00a0Xarunta Gobolka Mudug,\u00a0\u00a0waxaana ka qayb galaya\u00a0\u00a0ergooyin\u00a0\u00a0ka kala yimid Gobolladii\u00a0\u00a0Puntland wada dhistay 1998.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Asaaskii Puntland\u00a0\u00a0ayaa laga joga 17,sanno\u00a0\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0shirkii labaad\u00a0\u00a0\u00a0oo noociisa\u00a0\u00a0oo lagu qabto Puntland marka\u00a0\u00a0laga soo tago kii lagu dhisay Puntland 1998, bishii agoosto\u00a0\u00a0dadka Soomaaliyeed\u00a0\u00a0ee Gobollada waqooyi Bari, Gobolada Sool. Sanaag Biyo Degmada Buuhoodle \u00a0ayaa ku heshiishay inay dhistaan maamul Dawladeed\u00a0\u00a0qeexaya \u00a0hannaan awood qaybsi\u00a0\u00a0iyo\u00a0\u00a0dano wadaaga..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Taasi waxay ka dhalatay markii muddo toddobo sannadood ah\u00a0\u00a0ay Soomaalidu ku guul daraysteen\u00a0\u00a0in ay ku heshiiyaan dhismaha Dawlad Qaran, ilaa maantana aan weli la isku calool fayoobaan..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Markaas kadib\u00a0\u00a0waxaa isku yimid\u00a0\u00a0hoggaamiye dhaqameedkii Gobollada waqooyi bari, Gobolada Sool. Sanaag Biyo Degmada Buuhoodle waxaana la isku afgartay in la dhisto\u00a0\u00a0maamul dawladeed, leh axdi &amp; hay,yaddo kala duwan.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Alle mahadiis aad ayaa loogu guuleystay\u00a0\u00a0himiladdaas\u00a0\u00a0waxaana dhidibada loo taagay Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed, oo ay Soomaali badani ku badbaaday\u00a0\u00a0intii lagu guda jiray\u00a0\u00a0qalalaasihii Soomaaliya ka qarxay\u00a0\u00a0saggaashameedyadii,.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/span>Himiladdii Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Hadabba\u00a0\u00a0himilooyinkii\u00a0\u00a0iyo haykalkii Puntland hiigsanaysay waxaa soo\u00a0\u00a0gaaray\u00a0\u00a0\u00a0habbacsanaan\u00a0\u00a0baahsan\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0Puntland\u00a0\u00a0gacanteedda ka maqaan qayb\u00a0\u00a0kamida\u00a0\u00a0Puntlandtii, ladhisay 1998.\u00a0<span lang=\"EN-US\">Sool, Sanaag iyo Cayn\u00a0\u00a0ayaan\u00a0\u00a0Puntland si buuxda uga talin.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/span>Dimuqraadiyeynta.<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u00a0Dimuqraadiyadda\u00a0\u00a0ayaan Puntland wili ka hirgalin\u00a0\u00a0\u00a0waxayna wili Puntland ku jirtaa hannaan, dhismeedka\u00a0\u00a0qabaa,iilka,\u00a0\u00a0Beelihii Puntland wada dhistay \u00a0ayaan qaar kood ku qanacsanayn\u00a0\u00a0Hanaanka\u00a0\u00a0awood qaybsi\u00a0\u00a0\u00a0marka laga eego dhanka\u00a0\u00a0Barlamaanka iyo wasiiradda..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Haddaba\u00a0\u00a0maxaa\u00a0\u00a0la gudboon ergooyinka matalaaya masiirka ummadda Puntland?.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waxaa la gudboon\u00a0\u00a0\u00a0ergooyinka\u00a0\u00a0shirka\u00a0\u00a0ka qayb galaya\u00a0\u00a0inay xaqiijiyaan\u00a0\u00a0midnimadii Puntland waa \u00a0in\u00a0\u00a0xaqiiqda\u00a0\u00a0laga wada\u00a0\u00a0hadlaa\u00a0\u00a0oo \u00a0aan \u00a0Xaflad\u00a0\u00a0qurux badan kaliya\u00a0\u00a0Shirku noqon inaan loo Sacabo tumin\u00a0\u00a0oo kaliya qudbadaha\u00a0\u00a0quruxda badan ee halkaas\u00a0\u00a0laga jeedanaayo\u00a0\u00a0waa in la is waydiiya maxay Sool ku maqan tahay? maxaase\u00a0\u00a0Cayn, ka dhigay meel\u00a0\u00a0qof walba ku soo\u00a0\u00a0Cansaaro, siyaasaddiisa u gaara?,\u00a0\u00a0awood qaybsiga Puntland mayahay midkii guusha lagu gaari lahaa? IWM..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Xisaabi xil maleh,<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waxaa\u00a0\u00a0intaas\u00a0\u00a0dheer\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0in xukumadda lagula xisaabtamo\u00a0\u00a0hirgalinta nidaam\u00a0\u00a0baahsan kuna dhisan dimuqruraadiyad iyo Axsaab)\u00a0\u00a0ku salaysan Dawladnimo\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0in xukunka Puntland\u00a0\u00a0iyo Dawladnimadu gaarto idil ahaan ama guud ahan dadka Puntland..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Kala qaybsanaanta isimada Puntland<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sida dhabta\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0kala qaybsan\u00a0\u00a0\u00a0Isimaddii Puntland\u00a0\u00a0\u00a0asaasay\u00a0\u00a0waxaana arrintaas sabab u ah\u00a0\u00a0siyaasiinta Puntland ku loolama\u00a0\u00a0oo saamayn ku yeeshay kala qaybinta isimadii\u00a0\u00a0saldhiga u ahaa Puntland\u00a0\u00a0\u00a0waxaana\u00a0\u00a0shirka wada tashiga Puntland looga\u00a0\u00a0fadhiya\u00a0\u00a0midaynta\u00a0\u00a0isimaddii Puntland\u00a0\u00a0ee sal dhiga u ahaa midnimadii Puntland ku asaasantay..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Gabagabadii<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayntiina\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Shir waynaha wada tashiga Puntland\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0inuu xaqiijiya guud\u00a0\u00a0ahaan midnimadii Puntland,\u00a0\u00a0himiladii loo asaasay Puntland, Ciidankii difaaca Puntland,\u00a0\u00a0\u00a0dhaqaalaha Puntland, xudduudihii Puntland ee ay Soomaalida kale la lahayd. Madaaba\u00a0\u00a0nidaamka Soomaaliya ku dhaqmayso tahay Federalism,\u00a0\u00a0\u00a0iyo\u00a0\u00a0haykalka Dawlad wanaaga.\u00a0\u00a0Dhammaan\u00a0\u00a0qodobadaas\u00a0\u00a0waa kuwo maanta Puntland aad\u00a0\u00a0ugu baahan tahay in\u00a0\u00a0la xaqiijiyo..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidookalena\u00a0\u00a0Madaxwaynaha Puntland\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0looga fadhiyaa\u00a0\u00a0fulinta balanqaadkii\u00a0\u00a0uu\u00a0\u00a0\u00a0ku dhaartay ee\u00a0\u00a0ahaa midnimada Puntland\u00a0\u00a0kor u qaadida dhaqaalaha Puntland\u00a0\u00a0sinaanta Caddaalada iyo\u00a0\u00a0baahinta\u00a0\u00a0maamul wanaaag..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21-225x300.jpg\" alt=\"21\" width=\"152\" height=\"203\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Cabdinuur Faarax Maxamuud<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span style=\"color: #2672ec;\">Email-abdinuur02@gamail ama guuleed72@hotmail.com<\/span><\/b><br \/>\nFalanqeeye\u00a0\u00a0arrimaha Bulshada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Puntland\u00a0\u00a0ayaa furay shir loogu magac daray shirka weynaha wada tashiga Puntland\u00a0\u00a0kaasoo 24,Agoosto. 2015 ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11754","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1369,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11755,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11754\/revisions\/11755"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}