{"id":11811,"date":"2015-08-30T22:10:21","date_gmt":"2015-08-30T20:10:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11811"},"modified":"2015-08-30T22:10:21","modified_gmt":"2015-08-30T20:10:21","slug":"faalo-daawo-video-guddiga-dhaqaalaha-g-mudug-oo-ganacsatada-ugu-baaqay-inay-canshuurta-bariga-bixiyaan-taasoo-u-gaadayare-cunayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11811","title":{"rendered":"FAALO-Daawo Video: Guddiga dhaqaalaha G. Mudug oo Ganacsatada ugu baaqay inay Canshuurta bariga bixiyaan taasoo u GAADAYARE Cunayo"},"content":{"rendered":"<p>30 Agoosto 2015 (Puntlandes) Wax lagu Qoslo ayaa ka taagan Gobolka Mudug iyo Xaruntiisa Gaalkacyo iyadoo maanta ay, Guddiga dhaqaalaha ee Gobalka Mudug ee uu magacaabay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS, soo saareen go\u2019aamo ay ku amrayaan Ganacsatada Gobolka inay Kordhiyaan bixinta Canshuuraha Bariga.<\/p>\n<p>Soomaalida ayaa waxay tiraahdaa <strong>\u201dtimirtii horeba dab loo waa\u201d<\/strong> oo macneheedu kusoo koomayo \u201dBal adigu tii hire meel ku sheeg?\u201d, hadaba waxaa shacabka samaha jecel ee Gobolka Mudug ku dhacay \u201dla mood noqonse waa\u201d oo meeshay GAAS ka sugayeen inuu shacabka ka hor dhaqaajiyo Kooxda uu <strong>GAADAYARE<\/strong> hogaansho oo sidii <strong>GAFANIHII<\/strong> ku mabay Boobka hantida ummadda Gobolka Mudug ka dhaxaysa ayuu wuxuu keenay ha loo kordhiyo waa ku yar tahaye Lacagta ay nimankani Boobaan.<\/p>\n<figure id=\"attachment_11812\" aria-describedby=\"caption-attachment-11812\" style=\"width: 597px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/63b.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-11812\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/63b.png\" alt=\"63b\" width=\"597\" height=\"403\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-11812\" class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha Mudug GAADAYARE;madaxweyne GAAS &amp; Wasiir CALI C\/LAHI WARSAME<\/figcaption><\/figure>\n<p>Guddiga uu GAAS magacaabay ee uu madaxda u yahay Wasiirka Deegaanka Cali Cabdilaahi Warsame oo runtii ah Wasiir aad qaali u ah marnaba lagama sugayn inay lasoo shirtagaan in reer Mudug ay lacagta ay Boobaan Kooxda <strong>GAADAYARE<\/strong> uu yiraahdo ha loo kordhiyo waa ku yar tahaye!!!CAJIIB Wasiir see kaa noqotay?<\/p>\n<blockquote><p>Guddigaan ayaa warbaahinta u sheegay qiimayn iyo dadaal dheer oo dhanka wax ka badalka dhaqaalaha Gobalka ay usoo baxday in la dardargaliyo kicinta canshuuraha barig.<\/p><\/blockquote>\n<h3><strong>Hor tii hore meel ku sheega? <\/strong><\/h3>\n<p>Waa wax aad u fiican in Dakhliga dawladda ee Gobolka Mudug la kordhiyaa laakiin yaa horeeya in tii hore meel lagu sheego iyo in laga hadlo in Canshuur ama lacagta ay BOOBAAN KOOXDA GAADAYARE loo kordhiyo?<\/p>\n<p>Waxaa taas kaba sii daran Wasiir Cali Cabdilaahi Warsame oo sheegay inay muhiim tahay inay shacabku u hogaansamaan bixinta canshuuraha. Oom a waxay Shacabku u hogaansamaan inay sii socoto BOOBKA lagu hayo oo ayba kasii daran tahay u kordhiya!!!!!<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Wasiirku uu ugu baaqay shirkadaha Diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo inay bixiyaan canshuuraha ku waajibay. SOOW Wasiirku ma oga inuu <strong>DHAGAWAYNE<\/strong> oo ah ninka labaad ee Kooxda GAADAYARE uu cunayey Dhaqaalaha Garoonka Diyaardaha Abdulahi Yusuf Airport kasoo xarooda tan iyo 1991kii.<\/p>\n<p>Waxaa xaqiiqo ah in Gobolka Mudug iyo Xaruntiisa Gaalkacyo ay Shacabka \u00a0ku nool baxshaan dhaqaaale aad u fara badan laakiin waxaa wax laga naxo ah in ay ku tagri falaan KOOXDA uu Hogaamiyo <strong>GAADAYARE<\/strong> oo ku magacaaban tan iyo <strong>1999kii<\/strong> Xisaabiyaha Wasaaradda Maaaliyadda ee Gobolka Mudug laakiin ah <strong>di facto<\/strong> <strong>ninka ka taliya Gobolka Mudug iyo Xaruntiisa, ahna madaxweynaha Gobolka Mudug<\/strong>.<\/p>\n<p><strong>DHAGAWEYNE<\/strong> oo ah ninka labaad ee Kooxda <strong>GAADAYARE<\/strong> waxa uu ku magacaaban yahay Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo tan iyo <strong>1991dii<\/strong> waana <strong>di facto<\/strong> <strong>ninka labaad ee ugu awooda badan Gobolka, ama Raysul wasaaraha Gobolka Mudug.<\/strong><\/p>\n<p>Waxaana hubanti ah inayba xataa GAAS ka awood badan yihiin KOOXDANI maadama uu lasoo shir tagay GAAS in loo kordhiyo lacagta ay ummadda Mudug nimankani ka BOOBAAN ee loogu yeero <strong>Canshuur<\/strong>.<\/p>\n<p>Daawo Guddiga GAAS<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6wrTYB5eP84\" width=\"560\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Agoosto 2015 (Puntlandes) Wax lagu Qoslo ayaa ka taagan Gobolka Mudug iyo Xaruntiisa Gaalkacyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11811","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1936,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11813,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11811\/revisions\/11813"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}