{"id":11814,"date":"2015-08-31T13:10:59","date_gmt":"2015-08-31T11:10:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11814"},"modified":"2015-08-31T13:10:59","modified_gmt":"2015-08-31T11:10:59","slug":"galmudug-iyo-caqabadaha-ku-xeeran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11814","title":{"rendered":"Galmudug iyo caqabadaha ku xeeran!!"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Galmudug\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0maamulkii hore ee qeyb kamida Mudug\u00a0\u00a0ka talin jiray\u00a0\u00a0waxaase\u00a0\u00a0magacaas\u00a0\u00a0dib loo sharciyeeyey\u00a0\u00a0kadib markii\u00a0\u00a0Degamada Cadaado ay isku tageen ergooyin\u00a0\u00a0ka kala yimid\u00a0\u00a0Gal-Gaduud iyo qayb kamida Mudug\u00a0\u00a0waxaana\u00a0\u00a0\u00a0Cadaado lagu doortay\u00a0\u00a0siyaasiga Cabdikariin Xuseen Guuleed,\u00a0\u00a0maxaase\u00a0\u00a0horyaal ?..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">4-bishii luuliyo 2015, ayaa\u00a0\u00a0Magaalada Cadaado loogu doortay inuu noqdo Madaxweynaha Maamul\u00a0\u00a0Galmudug, oo\u00a0\u00a0hada sal dhig u ah Degmada Cadaado, Guuleed waxaa la tartameysay ilaa shan Musharax, oo xilkaasi isku soo taagey.\u00a0\u00a0Waxaase\u00a0\u00a0\u00a0Cabdikariin Xuseen Guuleed\u00a0\u00a0uu ku guuleystay\u00a0\u00a0doorashadaas..\u00a0\u00a0waxaase\u00a0\u00a0MR Guuleed horyaal dhawr caqabadood, asaas u ah\u00a0\u00a0mustaqbalka maamulka Galmudug..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Cabdikariin\u00a0\u00a0ayaa\u00a0\u00a0soo noqday wasiirkii arrimaha gudaha iyo amniga Soomaaliya\u00a0\u00a0xukumadii Cabdi Faarax Shirdoon wuxu\u00a0\u00a0kale oo so noqday wasiirkii amniga qaranka Soomaaliya xiligii xukumaddii Cabdiwali Shiikh Axmad.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">24-kii bishii May)\u00a0\u00a0\u00a0ayuu iska casilay xilka wasiirkii amniga Qaranka ),markii daggaal-yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ay weerar ku qaadeen Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Ee Magaallada Muqdisho. C\/kariin wuxuu markaasi sheegay isagoo qiimaynaaya xaalku uu dalku ku maraayo , in uu xilkaasi iska casilay..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0Hayeeshee\u00a0\u00a0Cabdikariin kama uusan ag fogaan\u00a0\u00a0xayn daabka madaxtooyada Villa Soomaaliya wuxuuna si hoose u noqday la taliyaha madaxweynaha\u00a0\u00a0Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Cabdikariin waxaa loo doortay maamulk\u00a0\u00a0aan buuxun sharuudihii\u00a0\u00a0maamul goboleed ee dalka loo dajiyey\u00a0\u00a0ergadii an sixisay dastuurka Galmudug ayaa\u00a0\u00a0\u00a0Cabdikariin u sheegay in uu\u00a0\u00a0xukumo Mudug iyo Galgaduud, waxase\u00a0\u00a0ka hor yimid\u00a0\u00a0arrimo xoogan oo mucaaradnimo ah..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Puntland oo aan aqoonsan\u00a0\u00a0Galmudug<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Puntlandayaan aqoonsan maamulka laga dhisay Cadaado kadib markii\u00a0\u00a0ergooyinkii Dastuurka Galmudug\u00a0\u00a0ansixiyey ay sheegeen in xudduudkoodu yahay Bartule in kastoo mar dambe ay ka labteen\u00a0<b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<b>Ehelu sunna<\/b><\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\"><b><br \/>\n<\/b>Ururka Ehelu sunna oo ka taliya Dhuusa mareeb\u00a0\u00a0ayaan\u00a0\u00a0aqoonsan\u00a0\u00a0kana hor yimid doorashada Cadaado ka dhacday 4, bishii Juuliyo.2015,\u00a0\u00a0waxaana\u00a0\u00a0dhuusa mareeb ka dhacday doorasho kale oo loogu magic daray\u00a0\u00a0maamul Goboleedka Gobollada dhexe kaasoo\u00a0\u00a0ay\u00a0\u00a0hoggaamiyaan\u00a0\u00a0Ururka\u00a0\u00a0hubeysan ee\u00a0\u00a0Ehelu sunna wal jameeca),<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Madaxwaynaha Galmudug C\/Kariin, ayaa\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0\u00a0muddo ku qaatay\u00a0\u00a0soo magacaabista Golihiisa xukumadda\u00a0\u00a0wuxuuna ugu dambayntii\u00a0\u00a0ku dhawaaqay\u00a0\u00a0Gole\u00a0\u00a0wasiiro\u00a0\u00a0oo ka kooban 24, wasiir\u00a0\u00a024, wasiir ku xigeeno iyo 4, wasiiru dawle<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Qeyb kamida Xildhibanada Galmudug<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">waxaa\u00a0\u00a0dhaliilay\u00a0\u00a0qaabka\u00a0\u00a0siyaasadeed ee MR Guuleed Xildhibaanadda Galmudug 33, kamida ayaa\u00a0\u00a0\u00a0cadaado ka sheegay\u00a0\u00a0inuu madaxwayne Cabdikariin jabiyey qodobk kamida dastuurka Galmudug\u00a0\u00a0ayagoo saxaafadda\u00a0\u00a0u sheegay\u00a0\u00a0dariiqa uu u maray magacaabista\u00a0\u00a0gollaha wasiirada iyo heshiis uu la galay\u00a0\u00a0shaqsiyaad kamida\u00a0\u00a0wadaadada\u00a0\u00a0Ehelu sunna..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Ugu dambayntii\u201d<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-US\">Ugu damayntiina\u00a0\u00a0\u00a0siyaasadda Cabdikariin Xusen Guuleed ayaa\u00a0\u00a0ah mid\u00a0\u00a0cakiran marka loo eego\u00a0\u00a0caqabado siyaasadeedka ku xeeran\u00a0\u00a0\u00a0dadka siyaasada indha indheeya ayaa sheegaya\u00a0\u00a0awalba\u00a0\u00a0inuusan Cabdikariin tageero ka haysan\u00a0\u00a0bulshada Gobollada dhexe ee uu meesha ku yimid tageerada Madaxwaynaha Soomaaliya oo ay aad isku dhawyihiin Mr Cabdikariin..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Waxaa\u00a0\u00a0looga fadhiyaa\u00a0\u00a0sidii\u00a0\u00a0u wajihi lahaa\u00a0\u00a0\u00a0arrimaha ku xeeran ee\u00a0\u00a0\u00a0kala ah<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Ehelu sunna oo\u00a0\u00a0ah urur hubeysan<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Puntland\u00a0\u00a0oo aan aqoonsanayn doorashada Gal Mudug<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Xildhibaanada Galmudug oo hada ku kala qaybsan siyaasada Cabdikariin uu ku hagayo maamulka galmudug..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21-225x300.jpg\" alt=\"21\" width=\"152\" height=\"203\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Falanqeeye\u00a0\u00a0arrimaha bulshada<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Cabdinuur Faarax maxamuud<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Abdinuur02@gmail.com<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galmudug\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0maamulkii hore ee qeyb kamida Mudug\u00a0\u00a0ka talin jiray\u00a0\u00a0waxaase\u00a0\u00a0magacaas\u00a0\u00a0dib loo sharciyeeyey\u00a0\u00a0kadib markii\u00a0\u00a0Degamada Cadaado ay isku tageen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11814","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1511,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11815,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11814\/revisions\/11815"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}