{"id":11825,"date":"2015-08-31T22:27:07","date_gmt":"2015-08-31T20:27:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11825"},"modified":"2015-08-31T22:27:07","modified_gmt":"2015-08-31T20:27:07","slug":"qayb-ka-mid-ah-waxqabadka-jaaliyada-jubaland-ee-finland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11825","title":{"rendered":"Qayb ka mid ah waxqabadka Jaaliyada Jubaland ee Finland"},"content":{"rendered":"<p>Jaaliyada Jubaland \u00a0waxay u taagan tahay horumarinta shacabka kasoo jeeda\u00a0Jubaland \u00a0ee ku nool dalkaan finland iyo dalka gudihiisaba gaar ahaan iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed ee walaalaha ah.<\/p>\n<p>Fikirka\u00a0Jaaliyada Jubaland \u00a0oo ka dhashay aqoon yahanada soomaaliyeed ee ka soo jeeda\u00a0Jubaland \u00a0sida aqoonyahanka weyn ee rugcadaaga ah Dr Xuseen Hiire iyo aqoonyahanka Cumar Jaamac (Dhagaweyne). iyo aqoon yahan Deeq\u00a0Cismaan Gurxan oo bartay\u00a0\u00a0International Relations(Xirrirka Caalamiga)\u00a0kana mid ah xisbiga SDP una shaqeeya Helsinki City \u00a0ninkan oo ah dadkii ugu horeeyey ee wadankan wax ka bartay hadana Ka shaqeeya ururada iyi sidii umada somaliyeed laysugu geyn lahaa wuxuu mar walba u taagan yahay sidii wax loogu qaban lahaa umada somaliyeed gaar ahaan jubaland.<\/p>\n<p>Aas-aaskii jaaliyada dalkaan finland ayaa noqotay mid ku dayasho mudan oo midaysay aqoontii,dhaqaalihii iyo wadajirkii bulashada halkaan ku dhaqan maadaama dalkaani yahay wadan horumaray oo bulshadu wadajir kaliya ay wax kutahay halka tafaraaruqu uu dib dhigo hormarkii la gaari lahaa.<\/p>\n<p>Dr Xuseen, Deeq Cismaan iyo Cumar \u00a0dhagaweyne waxay umada u horseedeen wanaag waana \u00a0fiican tahay in walalkaa lagaga daydo fikirka wanaagsan ee ah danta guud.Jaaliyada Jubaland \u00a0oo ay hogaan keeda iyo golaheeda fulintaba iyo golaha dhexaba ay yihiin dad masuul ah leh aqoon iyo khibrad shaqo gaar arimaha ururada la xariira ayaa waxay muu jiyeen wax qabad iyo firfircooni dheeraad ah taasoo xubno kamid ah jaaliyada gudoon siisay abaal marin ay mutaysteen.<\/p>\n<p>Waxaa amaan mudan gudoomiyaha gudiga fulinta Mudane\u00a0Deeq Cismaan Gurxan\u00a0oo geed dheer iyo mid gaabanba u koray sidii dhidibada loogu taagi lahaa loona adkayn lahaa midnimada jaaliyada Jubaland loona adkayn lahaa wada jirkaa iyo isku duubnidaa taasoo uu ku guulaystay.<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0Dr Xuseen Hiire \u00a0oo ah muwaadiniinta u taagan hormarka shacabka Jubaland dal iyo dibadba in aqoontiisa iyo waqtigiisa qaaliga uu u huro horumarintooda taasoo aan uuga hayno amaan iyo sharaf xilkasnimadaas. waxaan la ilaawi karin dhamaan gudiga fulinta iyo golaha dhexeba ee ururka sababtoo ah waa dad wada bisil oo aqoontu hogaaminayso kana fog waxa soomaali dib dhigay ee jaahilnimada ah waa dad u taagan wax qabad dhab ah tiigsanayana in dadka wax looqabto oo dadku is taageero dhan walba.<\/p>\n<p>Jaaliyada halku dhiga iyo hadafku waa midnimo iyo dawlada\u00a0jubaland \u00a0oo lala garabtaagnaado hiil joogta ah dal iyo dibadba anagoo maanka ku hayna sidii soomaali laysugu keeni lahaa.<\/p>\n<p>Waxaa wax qabadka xoogiisa oo dhan lahaa taariikhdana kagalaya meel fiican gabdhaha reer\u00a0Jubaland \u00a0ee dagan FINLAND oo hiil iyo hooba la garab istaagay sidii ay u caawin lahaayeen dadkooda halkaan dagan iyo kuwa gudaha daganba waa gabdho wadaniyiin ah oo hawl karo ah gacan bir ahna ku haya \u00a0jaaliyada jubaland ee finland runtii halkaan laguma soo koobi karo sharafkooda iyo masuulnimadooda iyo hogaamintooda toosanba.gabdhaha soomaaliyeed ee jaaliyadaha kale ee walaalaheen ah waxaan leenahay kudayda gabdhahaan.gabdhuhu siwada jir ah ayaan u sheegaynaa kuligood waa amaanan yihiin.<\/p>\n<p>New Deal Copenhagen waxay kula kulmeen Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe waxay kaloo casuumad u direeen cumar cabdirashiid,Cabdi Maxamed Gaandi iyo\u00a0Cabdirisaaq Fartaag waxayna la kulansiiyeen madaxda dowlada Finland\u00a0 waxaad ka arki doontaan sawirada hoose waa i tusi oo i taabsii.<\/p>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">Mar dhow waxaan idiin soo gudbin doonaa qeybta labaad.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><strong>Wax qabadka jaaliyadaha Jubaland ee finland waxaa kamid ah.<\/strong><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Daawo Xafladdii Taageerada Jubaland<\/div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/20VXMUISocE\" width=\"560\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>1-<strong> Xafladda Taageeradda Maamul Usamaynta Jubbaland ee Jaaliyadda Finland 12.11.2012kii <\/strong><\/p>\n<p>2.<strong>Sidoo kale\u00a0\u00a0Xaflad Taageero Maamulka Jubaland Helsinki Finland 2013\u00a0\u00a0<\/strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=T5LMEQdGmSk\" target=\"_blank\">https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=T5LMEQdGmSk<\/a>.<\/p>\n<p>3.<strong>Caleemo saarkii Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyada Jubaland halkan ka daawo\u00a0\u00a0 <\/strong><a href=\"https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=b5rdgxw2D6o\" target=\"_blank\">https:\/\/www.youtube.com\/watch?v=b5rdgxw2D6o<\/a><\/p>\n<p>4.\u00a0 <strong>Shirweynihii seddexaad ee Jaaliyada\u00a0Jubaland Halkan ka aqriso\u00a0 <\/strong><a href=\"http:\/\/somali.raxanreeb.com\/2014\/10\/shirweynhihii-saddexaad-ee-jaaliyadda-jubbaland-oo-dalka-finland-ka-dhacay-sawirro\/\" target=\"_blank\">http:\/\/somali.raxanreeb.com\/2014\/10\/shirweynhihii-saddexaad-ee-jaaliyadda-jubbaland-oo-dalka-finland-ka-dhacay-sawirro\/<\/a><\/p>\n<p>5. <strong>Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Taageero iyo Hambalyaba u Dirtay M\/weynaha Jubaland\u00a0 halkan ka aqriso <\/strong><a href=\"http:\/\/www.allidamaale.com\/jaaliyada-jubaland-ee-finland-oo-taageero-iyo-hambalyaba-u-dirtay-madaxweynaha-jubaland-sawiro\/\" target=\"_blank\">http:\/\/www.allidamaale.com\/jaaliyada-jubaland-ee-finland-oo-taageero-iyo-hambalyaba-u-dirtay-madaxweynaha-jubaland-sawiro\/<\/a>\u00a0<strong>wax walba waa i tus iyo i taabsii <\/strong><\/p>\n<p><strong>6.Gudoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Hambalyo iyo Bogaadin u Diray Madaxweynaha Jubaland State halkan ka aqriso<a class=\"oneComWebmail-ecxc_nobdr oneComWebmail-ecxt_prs\" href=\"http:\/\/www.allidamaale.com\/gudoomiyaha-jaaliyada-jubaland-ee-finland-oo-hambalyo-iyo-bogaadin-u-diray-madaxweynaha-jubaland-state-sawiro\/\" target=\"_blank\">http:\/\/www.allidamaale.com\/gudoomiyaha-jaaliyada-jubaland-ee-finland-oo-hambalyo-iyo-bogaadin-u-diray-madaxweynaha-jubaland-state-sawiro\/<\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>7.Jaaliyada Jubbaland ee Finland oo Qado Sharaf u Sameysay Xildhibaan Abdibare Yuusuf Jibriil halkan ka aqriso\u00a0 <a href=\"http:\/\/somaliwayn.org\/?p=9406\" target=\"_blank\">http:\/\/somaliwayn.org\/?p=9406<\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xtf1\/v\/t1.0-9\/1962670_300543020093962_962439519_n.jpg?oh=29c4059bf9fc337f471f08b917bac3a2&amp;oe=565FBC80\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"425\" \/><\/strong><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/t31.0-8\/1262655_242297162585215_935376228_o.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"478\" \/><br \/>\n<strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xta1\/v\/t1.0-9\/10003937_300905476724383_866357655_n.jpg?oh=cbb15292a7dbff09196ea3f50b522f57&amp;oe=567F859F\" alt=\"\" width=\"652\" height=\"434\" \/><\/strong><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpa1\/t31.0-8\/1294257_242296922585239_655646145_o.jpg\" alt=\"\" width=\"665\" height=\"497\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/l\/t31.0-8\/1268964_242296912585240_977436160_o.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"493\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xap1\/t31.0-8\/1276003_242297215918543_729558938_o.jpg\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"491\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/1958180_300901533391444_582170861_n.jpg?oh=5cca444dc7b2c6e0c7fcd579771e6569&amp;oe=56697259\" alt=\"\" width=\"671\" height=\"447\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xap1\/v\/t1.0-9\/1174926_300899506724980_1772766632_n.jpg?oh=2a6aca487b6e049814002f6c0b05cb69&amp;oe=5677DF72\" alt=\"\" width=\"682\" height=\"454\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/1924739_300541110094153_1069415863_n.jpg?oh=3425d24c9db6315f19e83d2f6cd9b4d4&amp;oe=56706919\" alt=\"\" width=\"684\" height=\"455\" \/><br \/>\n<a id=\"oneComWebmail-ecxirc_mil\" href=\"http:\/\/www.google.fi\/url?sa=i&amp;rct=j&amp;q=&amp;esrc=s&amp;source=images&amp;cd=&amp;cad=rja&amp;uact=8&amp;ved=0CAcQjRxqFQoTCMSZ-vbN08cCFcKKLAodW3ICuA&amp;url=http:\/\/midnimonews.com\/?p%3D1911&amp;ei=Am_kVcSQGcKVsgHb5InACw&amp;psig=AFQjCNH1tOulagdLjXz0w_13G9ydJPYfhw&amp;ust=1441120277855193\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"oneComWebmail-ecxirc_mi\" class=\"\" src=\"http:\/\/puntlandi.com\/wp-content\/uploads\/2014\/03\/IMG-20140315-WA0000.jpg\" alt=\"\" width=\"683\" height=\"455\" \/><\/a><br \/>\n<a id=\"oneComWebmail-ecxirc_mil\" href=\"http:\/\/www.google.fi\/url?sa=i&amp;rct=j&amp;q=&amp;esrc=s&amp;source=images&amp;cd=&amp;cad=rja&amp;uact=8&amp;ved=0CAcQjRxqFQoTCJTZ39rN08cCFQTYLAod6-UItw&amp;url=http:\/\/horseedmedia.net\/2014\/03\/15\/jaaliyadda-finland-oo-casho-sharaf-u-sameeyey-wefdi-uu-hoggaaminaayo-raysalwasaarihii-hore-ee-soomaaliya-sawiro\/&amp;ei=x27kVdTZD4SwswHry6O4Cw&amp;psig=AFQjCNH1tOulagdLjXz0w_13G9ydJPYfhw&amp;ust=1441120277855193\" target=\"_blank\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"oneComWebmail-ecxirc_mi\" class=\"\" src=\"http:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2014\/03\/DSC02147.jpg\" alt=\"\" width=\"677\" height=\"380\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyada Jubaland \u00a0waxay u taagan tahay horumarinta shacabka kasoo jeeda\u00a0Jubaland \u00a0ee ku nool dalkaan finland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11825","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1698,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11825","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11827,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11825\/revisions\/11827"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}