{"id":11837,"date":"2015-09-01T22:54:25","date_gmt":"2015-09-01T20:54:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11837"},"modified":"2015-09-01T22:54:25","modified_gmt":"2015-09-01T20:54:25","slug":"sawiro-gaas-oo-dhagaxyacade-ciidanbeeleed-salaan-kaga-qaatay-booqanaya-galdogob","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=11837","title":{"rendered":"Sawiro: GAAS oo Dhagaxyacade Ciidanbeeleed salaan kaga qaatay, booqanaya Galdogob"},"content":{"rendered":"<p>1 sebtember 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS\u00a0ayaa maanta deegaanka Dhagaxyacade waxa uu ku Booqday <strong>Ciidanbeeleed<\/strong> halkaas difaac uga jira iyagoo difaac muhiim ah u ah Gobolka Mudug iyo Xaruntiisa Gaalkacyo iyo guud ahaan Puntland. \u00a0GAAS ayaa marka uu booqanayey Ciidan Beeleedkan waxa uu kusii jeeday magaalada Galdogob ee Gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Ciidan Beeleedka Deegaanka Dhagaxyacade ayaa noqonaya Ciidan Beeleedkii sadexaad oo uu Booqdo GAAS intii uu ku sugnaa Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Horay ayuu wuxuu u booqday Ciidan Beleed ku sugan Xerada SIINAAY ee magaalada Gaalkacyo iyo Degaanka Godod.<\/p>\n<p>Gobolka Mudug ayaa waxaa Difaaca ciidamo u abaabulan una degen qaab Ciidan Beeleed, waxaana looga fadhiyey madaxweyne GAAS inuu mideeyo Cududa, Maalka iyo Maskaxda Shacabka Gobolka Mudug ee ma ahayn in PROFOROORKII dhamaa oo Aqoonyanahanka ahaa inuu <strong>xataa iska daa dad kale e ee uu Qoyskiisa midayn waayo.<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa FOOLXUMO ah inuu intuu isku sawiro Ciidan Beeleedyo uu ku sheego Ciidanka Daraawiishta Puntland, DARAAWIISHEEY hadaad sidaan tahay XAAL qaado.<\/p>\n<p>Iska daa meel kale e magaalad Gaalkacyo Ciidanka joogaa Beelo ayey u kala degen yhiin ummana baahna dadkaasi inta uu GAAS Ciidamo fara badan oo ay ku baxday dhaqaale aad u fara badan dulkeeno uu Guryihii sida Sharci darada loo dhistay ku Burburiyo, xoogna uga saaro dadkii degenaa Guryihii dawladii Soomaaliya lahayd.<\/p>\n<p>Reer Mudug waxay u baahnaayeen isku keenid iyo midayn kadibna ay dawladu ku hogaamiso Cadaalad.<br \/>\nSawiro<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11838\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b.jpg\" alt=\"64b\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11839\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c.jpg\" alt=\"64c\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11840\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1.jpg\" alt=\"64c1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64c1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-11841\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d.jpg\" alt=\"64d\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/64d-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 sebtember 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS\u00a0ayaa maanta deegaanka Dhagaxyacade waxa uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":11841,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-11837","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1926,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=11837"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":11842,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/11837\/revisions\/11842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/11841"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=11837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=11837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=11837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}