{"id":12086,"date":"2015-09-05T22:22:32","date_gmt":"2015-09-05T20:22:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12086"},"modified":"2015-09-05T22:22:32","modified_gmt":"2015-09-05T20:22:32","slug":"daawo-video-cadayn-waxqabadka-gaas-waa-war-illeen-ceeb-looma-dhinto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12086","title":{"rendered":"Daawo Video-Cadayn: Waxqabadka Gaas! waa, war illeen Ceeb Looma dhinto"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1680.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-11472 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/08\/1680.png\" alt=\"1680\" width=\"376\" height=\"267\" \/><\/a><\/p>\n<p>5 Sebtember 2015 (Puntlandes) Todobaadkii tagay dabayaaqadiisii waxaa PLTV warkiisii lagu soo qaatay, Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS oo booqanaya Galdogob, Bursaalax iyo Beyra. Waxaa wax lala yaabo noqotay in uu af-hayeenka xukuumada GAAS waraysi ku bixiyey ku shegay in uu GAAS (Madaxweynuhu) u yimid degmeda Galdogob in uu xarigga ka jaro Mashaariicdii uu balan qaaday safarkiisii hore, hoos ka daawo hadalka Af-hayeenka GAAS.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/F2i513Qdvg0\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<h3>Xagee buu furay GAAS? Xagee buuse booqday?<\/h3>\n<p>Isbitaal Hooyada iyo Dhalaanka oo ay dadka deegaanku xoolohooda ku dhisteen. Waxaa taas kasii qosol badnayd markuu wariyuhu raaciyey in xukuumaddaani tahay middii ugu wax qabadka badnayd!!!!! hoos ka daawo,<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QBHkA5s25Ag\" width=\"420\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nWuxuu booqday Isbitaal ay gacanta ku hayso Bisha Cas, oo MSF gacan ka heleysa. Waxaa taas kasii darnayd markii gabadhii maamulaha ka ahayd isbitaalku, markay hadlaysey ay mar walba isticmaalaysey, illen dheh baa layiri, erayga \u00a0\u201ctani\u00a0 waxay tusaale u tahay, wax qabadkaagii. Xataa gabadhii baa inta xishootay tiri calashaan soo dhaweyntaada!! Illeen waxaa is qaban waayey daawada waxaa bixisa MSF, mushaarka waxaa bixisa hay addaas kale, middaas kale Solar bay noogu xirtay iyo addigaa wax qabtaye. Waxaa kasii darayd sida \u00a0isna uu gawsaha\u00a0 danbe uga dhoolo caddaynayey illeen Faan jacayl baa derderaye.<\/p>\n<p>Waxaa taas kasii darnayn markuu af-hayeenka xukuumada GAAS sheegay inuu Bursaalax \u00a0GAAS u aadayo si uu uga soo furo Mashaariic uu Safarkiisii hire balan qaaday ayna Xukuumaddiisu Fulisay oo la dhamays tiray?????!!!!!!.<\/p>\n<p>Sheekada Gaas waxay hadda maraysaa inta wax kale soo dhaaftay,\u00a0 WAR ILLEEN CEEB LOOMA DHINTO!.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 Sebtember 2015 (Puntlandes) Todobaadkii tagay dabayaaqadiisii waxaa PLTV warkiisii lagu soo qaatay, Madaxweynaha Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12086","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1563,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12087,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12086\/revisions\/12087"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}