{"id":12132,"date":"2015-09-07T22:26:46","date_gmt":"2015-09-07T20:26:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12132"},"modified":"2015-09-07T22:26:46","modified_gmt":"2015-09-07T20:26:46","slug":"qurba-joogta-pl-ee-finland-oo-casho-sharaf-u-sameysay-wasiir-ku-xigeenka-maaliyada-ee-maamulka-kgs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12132","title":{"rendered":"Qurba-joogta PL ee Finland oo Casho Sharaf u Sameysay Wasiir ku Xigeenka Maaliyada ee Maamulka KGS"},"content":{"rendered":"<p>7 Sep 2015 (Puntlandes) Wasiir ku xigeenka maaliyada ee maamul goboledka Koonfur Galbeed, ee Somalia Mudane Mohamud Abdullahi hussein (cadaawe)\u00a0oo maalmahaan booqasho ku marayay dalalka Waqooyiga Yurub isla markaana kulamo kala duwan la qaadanayay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalkaasi ayaa magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa Kulan Iyo Casho sharafba u sameeyey \u00a0Qurba-joogta Puntland ee Finland \u00a0wuxuuna soo booqday xarunta weyn ee jaaliyadu ay ku leedanahay Helsinki Finland \u00a0kulana \u00a0kulmay aqoonyahano Reer Puntland \u00a0iyagoona ka wadahadlay arrimo muhiim ah oo ku saabsan arimaha somaliya iyo wixii xal waaro looga gaari lahaa kusoo dabaalida nabad iyo sidii Faderaalka somaliya loogu hirgelinlahaa sidoo kale wasiirka ayaa carabka ku dhiftay midnimada somaliya in ay \u00a0muqadas.<\/p>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<div dir=\"ltr\">Casho sharaftaas \u00a0oo ay soo agaasintay Qurba joogta Puntland ee Finland ayaa aqoonyahanadii ka soo qeyb galay waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Jaaliyada Jubaland ee Finland Mudane Deeq Cusmaan Gurxan<\/div>\n<div dir=\"ltr\">Munaasabadda kulanka \u00a0Casho Sharafta Loo Sameeyey Wasiir ku Xigeenka Maaliyada ee Maamul goboleedka koonfurta Somaliya Mudane \u00a0Mohamud Abdullahi hussein (cadaawe)\u00a0ayaa waxaa ka hadlay aqoonyahanada Soomaalida ee dalka\u00a0Finland \u00a0degan, waxayna sheegeen in Wasiirku soo dhoweynta qiimaha badan ee loogu sameynayo dalalka Yurub uu ku kasbaday somalida qeybaheeda kala gedisan.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Kulanka ay wada qaateen Wasiirka iyo qurba-joogta Reer Puntland ee Finland ayaa ku saabsanaa Xog-waran dardaaran iyo Wadatashi dhexmaray Jaaliyada iyo Wasiirka .<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Shacabka\u00a0Reer Puntland\u00a0ayey caadadood tahay sooryada iyo ixtiraamka,qadarinta ay\u00a0 marwalba ku qaabilaan masuuliyiinta qaranka Soomaliyeed ee safarada shaqo ku taga wadamada ay ku dhaqan yihiin jaaliyadaha soomaliyeed ee ay marwalba ka muuqato wadaniyada iyo geesinimada ay u hayaan dalkooda hooyo.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Wakiilka Puntland u Fadhiya Finland Mudane Abdifatah Jama (Janagale) Ayaa dhankiisa la dardaarmay Wasiirka kuna dhiirageliyey inuu dadaalkiisa sii wado aruuriyana dhamaan umada Somaliyeed \u00a0meel walba ay joogto \u00a0Wakiilka wuxuu xusay inuu ku faraxsan yahay in Wasiirka soo booqdo Finland Jaaliyadana ay garab taagan tahay.Wakiilka ayaa sidoo kale ku booriyey wasiirka in dib u heshiin u sameeyo dhamaan walaalaha somaliyeed ee gudaha ku sugan.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\">Gudoomiyaha Dalada Qurba-joogta Puntland ee Finland Mudane Cabdiqani Axmed Ducaale ayaa Wasiirka \u00a0warbixin kooban kasiiyey waxqabadka jaaliyada sidoo kale gudoomiyaha ayaa ku amaanay dadaalkii iyo waxqabadkiisa Wasiiirka kulana dardaarmay inuu somali mideeyo una israago sidii umada somaliyeed dib u heshiin sax ah loogu abuuri lahaa iyo cadaalad.<\/div>\n<div dir=\"ltr\"><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xap1\/v\/t1.0-9\/11825985_122240001459361_8012871318235868977_n.jpg?oh=9b867c09c57bfd95bc90e1a2bbda2d70&amp;oe=567B827C\" alt=\"\" width=\"673\" height=\"505\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xla1\/v\/t1.0-9\/11987099_122240318125996_6100645412630252006_n.jpg?oh=35775d014afcf50dfa827530acb3e61a&amp;oe=56A98800\" alt=\"\" width=\"671\" height=\"503\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xft1\/v\/t1.0-9\/11259900_122239194792775_7242261784556169331_n.jpg?oh=161776088f07912396913b30b653ae4d&amp;oe=56612022\" alt=\"\" width=\"664\" height=\"498\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpf1\/v\/t1.0-9\/11014628_122240184792676_3289359963004386513_n.jpg?oh=0d7ef1988784dfd73ca0397ae07147ac&amp;oe=56A527B2\" alt=\"\" width=\"671\" height=\"503\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xap1\/v\/t1.0-9\/11149493_1039622002734741_843599255986072942_n.jpg?oh=5a9610e59d6c7b17edccb00ef01f42b3&amp;oe=5668C122\" alt=\"\" width=\"667\" height=\"500\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfa1\/v\/t1.0-9\/10409748_1039622169401391_1680283950711324950_n.jpg?oh=2d212b82fb6362db73b6ee96b836c2bd&amp;oe=56633339\" alt=\"\" width=\"667\" height=\"500\" \/><\/div>\n<div dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xpl1\/v\/t1.0-9\/11954621_1039622092734732_8706594454486306313_n.jpg?oh=d2adb670969d7a50121e2c3c402ddbc4&amp;oe=56A83140\" alt=\"\" width=\"672\" height=\"504\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"oneComWebmail-ecxspotlight\" src=\"https:\/\/scontent-ams3-1.xx.fbcdn.net\/hphotos-xfp1\/v\/t1.0-9\/11924575_1039622222734719_4618442433396820602_n.jpg?oh=ae4181f030cd240e859148d1260d0581&amp;oe=5675543C\" alt=\"\" width=\"670\" height=\"502\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 Sep 2015 (Puntlandes) Wasiir ku xigeenka maaliyada ee maamul goboledka Koonfur Galbeed, ee Somalia&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12133,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12132","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1312,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12132","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12132"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12132\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12134,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12132\/revisions\/12134"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12133"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12132"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12132"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12132"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}