{"id":12157,"date":"2015-09-08T22:02:20","date_gmt":"2015-09-08T20:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12157"},"modified":"2015-09-08T22:04:07","modified_gmt":"2015-09-08T20:04:07","slug":"daawo-video-agaasimaha-xafiiska-warfaafinta-hidaha-iyo-dhaqanka-madaxtooyada-pl-oo-hees-kale-gaas-u-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12157","title":{"rendered":"Daawo Video: Agaasimaha xafiiska warfaafinta &#038; Hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada PL oo HEES kale GAAS u sameeyey"},"content":{"rendered":"<p>8 Sep 2015 (Puntlandes) Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo GUULWAYN iyo DURBAAN uu\u00a0\u00a0Prof Dr GAAS. ugu magacaabay <strong>Agaasimaha xafiiska warfaafinta iyo Hidaha iyo dhaqanka madaxtooyada dowladda Puntland <\/strong>ayaa HEES cusub oo GAAS si aad ah uga helay soo saaray taasoo ah Caruur sidii &#8220;SIYAAD BARRE&#8221; u Heesaysa madaxweyne GAAS oo waxaa intaas kasii daran GAAS oo dhoola cadaynaya isna RUXA ayaa caruurta ku dhex jira.\u00a0Taasi maaha mid uu sameeyey Macalinkii laga bartay <strong>Guulwadaynta<\/strong> iyo <strong>is amaanka<\/strong> ee SIYAAD BARRE.<\/p>\n<p>Maaha markii u horaysay ee uu <strong>Guulwade, ABWAAN, AGAASIME, WARIYE, JAALLE\u00a0Cabdirashiid Yuusuf Jibriil<\/strong> uu HEES Guulwadayn ah uu u tiriyo madaxweyne GAAS waana waxa uu xilkaas ku helay GUULWADAYNTU, akhri maqaalka xiisaha badan ee ay warbaahinta Puntlandes ka qortay\u00a0<strong>Guulwade, ABWAAN, AGAASIME, WARIYE, JAALLE\u00a0Cabdirashiid Yuusuf Jibriil:\u00a0<\/strong><\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12102\" target=\"_blank\">Wax ka ogow Awooda uu ku leeyahay Madaxtooyada GAAS Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil?<\/a><\/span><\/p>\n<p>Daawo adaa Qosline!!<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7iRH92XEah0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Sep 2015 (Puntlandes) Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo GUULWAYN iyo DURBAAN uu\u00a0\u00a0Prof Dr GAAS&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12158,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12157","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1460,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12157"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12162,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12157\/revisions\/12162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12158"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}