{"id":122905,"date":"2026-08-08T11:11:45","date_gmt":"2026-08-08T09:11:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=122905"},"modified":"2026-08-08T11:18:06","modified_gmt":"2026-08-08T09:18:06","slug":"dawladda-puntland-oo-la-wareegtay-talis-ciidan-oo-ku-yaalla-carmo-oo-saldhig-u-ahaa-maleeshiyaad-hubaysan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=122905","title":{"rendered":"Dawladda Puntland oo la wareegtay xeradii ciidanka DFS ee degmada Carmo ee Gobolka Bari"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">08 Aug 2026 (Puntland.com) Dawladda Puntland ayaa shaacisey in ay la wareegtey xeradii ciidanka DFS ee degmada Carmo ee Gobolka Bari ayna sii wadayso tallaabooyinka ka dhan ah ciidamada aan kuweeda ahayn.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Carmo, Agoosto 08, 2026: Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay talis ciidan oo ku yaalla magaalada Carmo, kaas oo ay hore u deggenaayeen maleeshiyaad hubaysan kuwaas oo degaannada Puntland ka waday falal lagu khal-khalgalinaayo amniga iyo xasiloonida bulshada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">La wareegista taliska ayaa qayb ka ah tallaabooyinka ay Dawladda Puntland ku xaqiijinayso amniga, kala dambeynta iyo awoodda hay\u2019adaha dowliga ah ee deegaannada Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Ciidamada Puntland ayaa si buuxda ula wareegay xarunta, waxaana la xaqiijiyey amnigeeda iyo maamulka goobta, iyadoo la faray dhammaan dhinacyada hubaysan inay u hoggaansamaan hay\u2019adaha sharciga ah ee Dawladda Puntland.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Dawladda Puntland waxay caddeyneysaa inay sii wadi doonto tallaabooyinka lagu xoojinayo amniga iyo ilaalinta shacabka, iyadoo dhammaan hawlgallada lagu fulinayo si waafaqsan sharciga iyo Dastuurka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Aug 2026 (Puntland.com) Dawladda Puntland ayaa shaacisey in ay la wareegtey xeradii ciidanka DFS&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-122905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":298,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/122905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=122905"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/122905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122908,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/122905\/revisions\/122908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/122860"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=122905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=122905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=122905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}