{"id":122911,"date":"2026-08-08T12:37:56","date_gmt":"2026-08-08T10:37:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=122911"},"modified":"2026-08-08T12:37:58","modified_gmt":"2026-08-08T10:37:58","slug":"muuqaal-nin-u-hadlay-ciidankii-carmo-kaguuray-oo-inay-u-hoggaansan-yihiin-amarka-wax-uu-ugu-yeeray-dowladda-madaxweyne-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=122911","title":{"rendered":"Muuqaal: Nin u hadlay ciidankii Carmo kaguuray oo inay u hoggaansan yihiin Amarka wax uu ugu yeeray &#8220;dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh&#8221;"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">08 Aug 2026 (Puntland.com)\u00a0Ciidamadii la baxay Difaaca Calmiskaad ee maamulka Xamar u diiwaangashanaa oo xalay ka guuray Carmo ayaa hadda ku dhawaaqay in aysan Puntland u aqoonsanayn dowlad jirta islamarkaana iyagu ka tirsan yihiin Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Nin u hadlay ciidankaan ayaa waxa uu sheegeen inay u hoggaansan yihiin Amarka wax uu ugu yeeray &#8220;dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh&#8221; oo aysan cid kale dowlad u aqoonsanayn sida uu Daljir Media u sheegay sarkaal ka tirsan ciidankaasi.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Sarkaalkan ayaa intaasi raaciyay in ciidankoodu xalay u guuray degmada Xunbays halkaasi oo ay saldhig rasmi ah ka samaysteen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Arintaan ayaan ahayn dhaqan lagu yaqaan reer Puntland!!!<\/p>\n\n\n\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&#038;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Freel%2F1051116050835841%2F&#038;show_text=false&#038;width=560&#038;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" style=\"border:none;overflow:hidden\" scrolling=\"no\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"true\" allow=\"autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share\" allowFullScreen=\"true\"><\/iframe>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>08 Aug 2026 (Puntland.com)\u00a0Ciidamadii la baxay Difaaca Calmiskaad ee maamulka Xamar u diiwaangashanaa oo xalay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122912,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-122911","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":380,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/122911","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=122911"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/122911\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122913,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/122911\/revisions\/122913"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/122912"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=122911"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=122911"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=122911"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}