{"id":123032,"date":"2026-08-09T22:59:30","date_gmt":"2026-08-09T20:59:30","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=123032"},"modified":"2026-08-09T22:59:32","modified_gmt":"2026-08-09T20:59:32","slug":"madaxweyne-deni-oo-sheegey-in-aanu-mar-kale-musharrax-u-ahayn-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=123032","title":{"rendered":"Madaxweyne Deni oo sheegey in aanu mar kale musharrax u ahayn Puntland"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">09 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlaya Gaalkacayo ayaa sheegey in aanu mar kale musharrax u ahayn Puntland, isla markaasna uu dhisayo qofka xisbiga xukuumadda ee Kaah sharraxo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Madaxweynaha ayaa sheegey in dastuurka Puntland dhigayo in 2 jeer la dooran karro madaxweynaha, ayna 2 sano iyo Kalkoos uga harsan tahay, balse wuxuu sheegay in xisbigiisa Kaah Musharax sharaxayo.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">&#8220;Dastuurku laba jeer ayuu ii oggol yajay hoggaanka Puntland, labadii jeerna waan lay doortay, laba sanno ayaa ii hadhay, ninka doonaya xilka ha iskeeno doorasho xor ah oo waqtigeeda ku dhacda, xisbigeenna musharrax ayuu yeelanayaa oo aan dhiseynaa.&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hadalkan ayaa meesha ka saaraya, hadal-hayn ka taagnayd furista Dastuurka Puntland, iyada oo mucaaridka ay ka weleelsanaayeen in mar saddexaad uu xilka ku soo laaban karo Deni.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Waxa la wada filayaa in Madaxweyne Deni uu u taagan yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, waxaa se goorhoreba bilaaban doona loolanka cidda Deni u dhisi doono Puntland, 2029-ka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlaya Gaalkacayo ayaa sheegey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-123032","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":353,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/123032","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=123032"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/123032\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123033,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/123032\/revisions\/123033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/122945"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=123032"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=123032"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=123032"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}