{"id":12304,"date":"2015-09-13T13:44:05","date_gmt":"2015-09-13T11:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12304"},"modified":"2015-09-13T13:45:16","modified_gmt":"2015-09-13T11:45:16","slug":"sawirka-maanta-madaxweynaha-iyo-raiisul-wasaaraha-dfs-oo-ku-dhawaaqey-xilliga-ay-bilabanayaan-wadatashiga-hanaanka-doorashad-sannadka-2016ka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12304","title":{"rendered":"Sawirka maanta: Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha DFS oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashad Sannadka 2016ka"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma\u2019arke ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in bishan 20-keeda ay magaalada Muqdisho ka bilaaban doonaan kulamada wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siysaasadeed ee Soomaaliya ee sannadka 2016.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/1c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12305\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/1c.jpg\" alt=\"1c\" width=\"621\" height=\"414\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa go\u2019aankaasi kaga dhawaaqey magaalada Kismaayo, kadib kulan gaar ah oo wadatashi oo dhex marey madaxda qaranka iyo madaxda maamullada Koonfuur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Jubba, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Puntland, Cabdiweli Maxamed Gaas.<\/p>\n<p align=\"left\">Kulankaasi ayaa madaxda waxay isku afgarteen in maadaama waqtiga harey uu yar yahay, hawlo badanna ay waddanka horyaalaan loo baahan yahay dardar-gelinta qorshaha siyaasadeed ee dalka oo dhammaan bulshada Soomaaliyeed laga qeybgelinayo.<\/p>\n<p align=\"left\">DHAMMAAD<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12304","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1282,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12304"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12308,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12304\/revisions\/12308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}