{"id":123170,"date":"2026-08-14T18:15:09","date_gmt":"2026-08-14T16:15:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.puntlandes.com\/?p=123170"},"modified":"2026-08-14T18:15:10","modified_gmt":"2026-08-14T16:15:10","slug":"puntland-oo-shaacisay-in-ay-maanta-si-rasmi-ah-u-soo-afjartay-wejiga-1aad-ee-hawlgalka-lagu-soo-afjarayo-ciidankii-uu-maamulka-xasan-sheekh-kaqortay-gobolka-karkaar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=123170","title":{"rendered":"Puntland oo shaacisay in ay maanta si rasmi ah u soo afjartay wejiga 1aad ee hawlgalka lagu soo afjarayo ciidankii uu maamulka Xasan Sheekh kaqortay gobolka Karkaar"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">14 Aug 2026 (Puntland.com)\u00a0Puntland ayaa shaacisey in ay soo afmeertay howlkeedii ka dhanka ahaa ciidamada Federaalka ee Gobolka Karkaar, iyadoo laamaha amnigu tilmaameen in dhammaantood ku biireen ciidanka Puntland, loona furayo tababar &amp; dib-u-qaabayn.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka:<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Rako-raaxo, Agoosto 14, 2026: Ciidanka Difaaca Puntland ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay wejigii koowaad ee hawlgalka amni ee Gobolka Karkaar, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga, soo celinta kala dambeynta iyo mideynta awoodda amni ee hoos timaadda hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Maleeshiyaadkii hubaysnaa ee ku sugnaa deegaanka Kuur-ilaalo ee Degmada Rako-raaxo ayaa aqbalay inay ka mid noqdaan Ciidanka Difaaca Puntland. Ciidamadan ayaa lagu darayaa qaab-dhismeedka rasmiga ah ee Ciidanka, waxaana loo marayaa habraacyada diiwaangelinta, tababarka iyo dib-u-habaynta ciidan, si loo waafajiyo nidaamka, anshaxa, habraacyada iyo silsiladda taliska ee Ciidanka Difaaca.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Gaba-gabada wejigan koowaad ee hawlgallada amni ee laga fuliyay Gobollada Mudug, Bari iyo Karkaar waxay ka dhigan tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo awoodda hay\u2019adaha amniga, mideynta taliska iyo xaqiijinta in awoodda hubaysan ay ku hoos shaqayso hay\u2019adaha dawladda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Tallaabadan waxay sidoo kale ka dhigan tahay guul muhiim ah oo u soo hoyatay Ciidanka Difaaca Puntland, gaar ahaan dadaallada lagu xoojinayo hay\u2019adaynta Ciidanka, mideynta taliska iyo sugidda amniga iyo kala dambeynta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Ciidanka Difaaca Puntland wuxuu caddeynayaa in hawlgallada amni loo fulinayo si waafaqsan Dastuurka, shuruucda iyo habraacyada dowladda, iyadoo mudnaanta la siinayo badbaadada shacabka, ilaalinta hantida iyo xasilloonida guud.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">Ciidanka Difaaca Puntland wuxuu uga mahadcelinayaa shacabka Puntland wada-shaqayntooda iyo taageerada ay u fidiyaan hay\u2019adaha amniga, wuxuuna ku boorrinayaa inay sii xoojiyaan doorkooda ku aaddan ilaalinta nabadda, amniga iyo kala dambeynta dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"has-medium-font-size wp-block-paragraph\">\u2014 DHAMMAAD \u2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Aug 2026 (Puntland.com)\u00a0Puntland ayaa shaacisey in ay soo afmeertay howlkeedii ka dhanka ahaa ciidamada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-123170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":278,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/123170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=123170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/123170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123171,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/123170\/revisions\/123171"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/122860"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=123170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=123170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=123170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}