{"id":12347,"date":"2015-09-15T20:52:41","date_gmt":"2015-09-15T18:52:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12347"},"modified":"2015-09-15T20:52:41","modified_gmt":"2015-09-15T18:52:41","slug":"xukuumada-puntland-ma-ogtahay-dhibaatada-mushaar-la-aanta-mase-dhibaysaa-maqalka-mudaharaadka-ciidanku","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12347","title":{"rendered":"Xukuumada Puntland ma ogtahay dhibaatada mushaar la\u00b4 aanta mase dhibaysaa maqalka mudaharaadka ciidanku?"},"content":{"rendered":"<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Waxaa tan iyo intii xukuumadda Gaas xukunka timid, caado noqotay ciidan mushaar la\u00b4aan mudaharaadaya. Taasi waa tan muuqata laakiin waxaa jira kuwo aan iyagu mudaharaadin sida badan, walow ay mararka qaarkood dhacdo. kuwaas oo ah shaqaalaha rayidka ah. Sababta aysan u mudaharaadin waxaa kow ka ah, isku xirnaansho la\u00b4aan, \u00a0iyagoo aan lahayn ururo shaqaale oo ilaaliya danahooda gaarka ah. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Iyagu waxay cabashadooda ku muujiyaan in ay si shakhsi ah shaqada uga tagaan. Tusaalaha muuqda waxaa ka mid ah wariyeyaashii 7 da ahaa, ee ka tegey shaqadii PLTV. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Waxaa marar badan ka hadashay arrintaas, saxaafadda iyadoo la soo saarayo masawiro fool xun oo ay ka mid yihiin ciidankii qanarka oo shaagag ku gubaya waddada ( arrintaas oo caalamka ugub ku ah). Waxaa kaloo la arkay sidii tii ka dhacday xerada 54 ( headquarter:ka ciidamada daraawiishta ) 13 Sep 2015 in ciidankii joogey meeshii laga hagayey ciidamada Puntland oo dhan ay gadoodaan. Waxaa maalmo ka hor ay daabacdeen xukuumadda uu hogaamiyo ninka Professor :ka dhaqaalaha sheegtay, warqado leh saxiix gudoomiye banki, kaas oo jagaadaas hayey ka hor burburkii xukuumaddii Siyaad Barre. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Been abuur (forgery = imitating\u00a0objects, statistics or documents<\/span> <span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">) in wax aadan adigu asalkiisa lahayn aad copy: garaysid si aad u gaartid, hee, \u00a0<b>Faa\u00b4iido. <\/b>Waxaa arrintaas isticmaala tuugada iwm. Marka xaashiyahaa been abuurka ah la daabacayey waxaa dadka loo sheegay in ay mushaarka ku bixinayaan.<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Professor: ka la yiri wuxuu ku haystaa dhaqaalaha PhD. ayaa Isagoo ka hadlaya Gaalkacya 22 august<\/span><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 9.5pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #999999; background: white;\">, <\/span><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">2015, dhibaatada ka haysata beekhaaminta miisaaniyadda, buu wuxuu ku sharaxay, sadex qodob oo lagu kabi karo miisaaniyada, taas oo qodob ka mid ah uu ku sheegay daabacaadda \u201clacagta\u201d<\/span><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 11.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: #333333; background: white;\"> &#8211;<\/span><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Inflationary finance,<\/span><b> <\/b><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">\u00a0isaga oo \u00a0ula jeedey xaashiyaha uu soo wadey. Lacag waxay kaga duwantahay been abuur ama copy:yeyn saxiix iyo sawir document qof kale leeyahay, iigama baahna sharaxaad. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Taas waxay cadaynaysaa in aqoonta Gaas iyo xukuumaddiisu aysan ahan mid wax hagaajinaysa ee ay tahay mid wax lagu been abuuro oo inta marba kelmed English ah oo micne \u00a0loolajeedey, laga hor yiraahdo dadka hortooda, hadana loo adeegsado meel kale sida midda kor ku xusan. Waaba haday aqoontu dhab tahay oo aanba sida loo fasiray aan loo haysane. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Taas waxaa dheer in Intaas la gurayo canshuur xad dhaaf ah oo meelkasta gashay, sida xawaaladaha, taleefoonada ku hadalkooda, hay\u00b4adaha samafaleyaasha iyo meelkasta oo lacag lagu tuhmayo ( xataa ciyaal iskoolka). Waxaa xusid mudan in xukuumadihii tan ka horreysey aan mushaar, marna la waayi jirin, iyadoo intaas oo canshuur ahna la qaadi jirin. Xaashiyo lacag lagu sheegayna aan la daabici jirin. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Marka su\u00b4aashu waa xagee guntintu iska qaban la\u00b4adahay? <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Si \u00a0loo fahmo waxaa haboon in marka hore la is weydiiyo, xukuumadda Gaas ma ogtahay waxa waddanka ka socda? Haday ogtahayse ma dhibaysaa arrintaasi?<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Marka aritaas iyaga wax laga weydiiyo waxay ku jawaabaan erayadaan <b>Waa been, waa <\/b>\u00a0<b>dacaayad ay fidinayaa Aaran Jaan<\/b> iyo waxaa arrintaas fidinaya qolyo ka soo horjeeda horumarka ballaaran ee xukuumadda Gaas waddo?!, Soomaalida waxay tiraahdaa arrintaas calaamad su\u00b4aal baa saaran. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Ogow horumarka la sheeganayo waa kuway meesha ugu yimaadeen oo ay qaybtood, dheceen mar horre, sida Garoonka Boosaaso oo ay runway:ga ka goosteen 1000m taas oo ay ka dhigeen 2400m halkii uu ka ahaa 3400m markii loo dhiibayey. Ogow in ay ku andacoodeen in labo weji loo kala qaaday. Mashaariicdii \u00a0kalena waa allow sahal.<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Illen qorrax soo baxday sacabo laguma qarin karee, markii ay qarsoomi \u00a0kari weydey mushaar la\u00b4aanta ciidamadu oo idaacadaha af soomaaliga ku hadla oo dhan laga daalacday, ayaa waxaa loo badeley inkiraadii, sidaan. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Ciidan ma aha kuwaas aan mushaarka qaadan. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Mar uu ka hadlayey professor:ka \u00a0dhaqaalaha ku takhasusay ee Gaas, casho ay tujaar reer Puntland ahi ugu sameeyeen Nairobi ayuu ku sheegay in kuwa aan qaadan mushaarku ay yihiin <b>CAAGLEYAAL, <\/b>erayga waxaa hore u isticmaalay Siilaanyo<b> <\/b>isagoo ka hadlayey kala derajeynta ciidanka,<b> <\/b><\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Gaas hadduu arrintaas ulajeedey in aysan ciidanka ka tirsanayn, maxaa dhex dejiyey 54 oo ah headquarter: ka ciidanka daraawiishta Puntland?<\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Waxaa hore loo yiri, fallaari gilgilasho kaagama hadhee, <b>qiro<\/b> maamul xumo iyo in meeshii ciidanka laga hagayey ay deggen yihiin hogaamiye kooxeedyo aan maamulkaaga ka amar qaadan. Oo qiro ciidankii birmadka ee Boosaaso xasiliyey iyadoo liic liicaysa ay Iyana mooryaan yihiin aan ciidan ahayn. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Guntii iyo gunaanadkii waxaa cad in aysan xukuumadda hadda talada Puntland haysaa dhibayn foolxumada ay sababtay aqoon daridooda iyo maamul xumidoodu. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Baldaa xukuumade, annagoo shacab ah baa markaan aragno fool xumadaas qarracanna. Laakiin iyaga kuma jirto hawshaasi oo marka lawaydiiyo waxay ku jawaabaan, ciirtaa jug leh. Waxaa jira balaayo sheeg, laakiin annagu barwaaqaan ku jirnaa. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Marka waxay u dhaqmayaan sidii kuwo aanba ogayn waxa jira iyo foolxumada maalin kasta ka taagan Puntland. Ama maba kala jecla oo nimanku waa kuwo jawaano uun iska wata, oo raba in ay iska gurtaan canshuurta iyo wixii kale oo ay dadka lacag uga aruursan karaan. Middaas oo ay damacsan yihiin in ay wadaan ilaa inta ay u soconayso. <\/span><\/p>\n<p style=\"margin: 0cm 0cm 10.0pt 0cm;\"><span lang=\"EN-GB\" style=\"font-size: 13.5pt; font-family: 'Calibri','sans-serif'; color: black;\">Haddaysan arrini sidaas ahayn waxaan arki lahayn iyadoo aan la inkirayn masuuliyadda saarane, inta qirtaan, bay haddaysan iyagu wax ka qaban karin u yeeran lahaayeen cid wax kala qabata. Illen waxay garan lahaayeen in aysan ayagu aqoon u lahayn wax ka qabadka dhibka jiree.<\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/1474.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6008\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/1474-300x292.png\" alt=\"1474\" width=\"150\" height=\"152\" \/><\/a><\/p>\n<p>W\/Q: Maxamed Saliid Calisamey<br \/>\nEmail:\u00a0<a href=\"mailto:mxsaliid@gmail.com\">mxsaliid@gmail.com<\/a><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa tan iyo intii xukuumadda Gaas xukunka timid, caado noqotay ciidan mushaar la\u00b4aan mudaharaadaya. Taasi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1358,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12348,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12347\/revisions\/12348"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/10984"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}