{"id":12369,"date":"2015-09-17T19:15:47","date_gmt":"2015-09-17T17:15:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12369"},"modified":"2015-09-17T19:17:45","modified_gmt":"2015-09-17T17:17:45","slug":"dhagayso-ciidamadii-fariisinka-ku-lahaa-tuulada-godod-oo-qabsadey-goobo-muhiima-oo-uu-bangiga-galkacayo-ka-mid-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12369","title":{"rendered":"Dhagayso: Ciidamadii Fariisinka ku lahaa Tuulada Godod oo qabsadey Goobo muhiima oo uu Bangiga Galkacayo ka mid yahay!!"},"content":{"rendered":"<p>17 Sep 2015 (Puntlandes) Ciidamada uu fadhigoodu ahaa Tuulada Godod ee\u00a0ku taal meel qiyaastii magaalada Gaalkacyo u jirta 30km ayaa maanta waxay qabsadeen goobo muhiima oo ku yaala magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-12370\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e.jpg\" alt=\"82e\" width=\"492\" height=\"328\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/82e-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 492px) 100vw, 492px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay wararka ku heshay warbaahinta Puntlandes Ciidamadan ayaa saaka aroortii hore soo galay magaalada Galkacayo, waxayna qabsadeen goobo muhiim ah sida Bangiga dowlada, \u00a0Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug iyo meesha uu dhismuha Madaxtooyada Cusub ee Gobolka ka socdo.<\/p>\n<p>Ciidamadaan difaaca uga jiray Tuulada Godod ayaa ka cabanaya mushahar gaaraya Todobo bilood oo ay sheegeen inuu ka maqan yahay.\u00a0Cabdinuur Cabdullaahi oo sheegtay inuu yahay taliyaha ciidamada\u00a0ayaa ku hanjabay inay Xoog kula baxayaan Mushahaarka ka maqan haddii aan waxooda la siin.<\/p>\n<p>Qabsashada ay Ciidamadani qabsadeen Goobaha Muhiimka ah ee dawladda Puntland ee ku yaala magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo aadaysay isagoo uu magaalada Gaalkacyo ku sugan yahay Madaxweynaha Puntland cabdiwali Maxamed Cali GAAS.<\/p>\n<p>Dhanka kale Gadoodkaan\u00a0ayaa kusoo aadaya iyadoo maalmo ka hor ay Ciidamo ku kala suagan magaalooyinka Bosaso iyo Garowe ay Gadood sameeyeen iyagoo ka cabanaya\u00a0 Mushahaar la\u2019aan.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Cabdinuur Cabdullaahi<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-12369-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Godod.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Godod.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/Godod.wav<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 Sep 2015 (Puntlandes) Ciidamada uu fadhigoodu ahaa Tuulada Godod ee\u00a0ku taal meel qiyaastii magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1606,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12369"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12374,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12369\/revisions\/12374"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12370"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}