{"id":12375,"date":"2015-09-17T20:19:47","date_gmt":"2015-09-17T18:19:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12375"},"modified":"2015-09-17T20:19:47","modified_gmt":"2015-09-17T18:19:47","slug":"qurba-joogta-puntland-iyo-jubbaland-ee-ku-nool-dalka-finland-oo-ka-tacsiyeeyneysa-geeridii-ku-timid-yuusuf-jaamac-geyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12375","title":{"rendered":"Qurba-joogta Puntland iyo Jubbaland ee ku nool dalka Finland oo ka tacsiyeeyneysa Geeridii ku Timid Yuusuf Jaamac Geyre"},"content":{"rendered":"<p>INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN:<\/p>\n<p>Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Yuusuf Jaamac Geyre oo shalay ku geeriyooday wadanka Maleysia.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/156b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-10340\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/06\/156b.jpg\" alt=\"156b\" width=\"275\" height=\"183\" \/><\/a><\/p>\n<p>Jaaliyada Puntland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland ayaa si gaar ula qeysaneynaa murugada qoyska Yuusuf Jaamac \u00a0Gaar Ahaan walaalkeen \u00a0Marna Saaxiibkeen Cabdideeq Yuusuf Jaamac iyo Dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan reer Puntland ee uu ka geeriyooday Yuusuf .<\/p>\n<p>Waxaana marxuunka Allaah uga baryeynaa inuu janadii fardoowsa ka waraabiyo eheladii iyo Shacabka reer Puntland meel walba ay joogaan samir iyo iimaan Allaah ka siiyo Aamii Aamiin.<\/p>\n<p>TACSIDA WAXAA DIRAYA.<\/p>\n<p>Wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Janagale<br \/>\nGudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland: Deeq Cusmaan Gurxan<br \/>\nGudoomiyaha gudiga fulinta: Cabdiqani Axmed Ducaale<br \/>\nGudoomiye kuxigeen: Maxamuud Shiinle<br \/>\nAf hayeenka dalada: Nuur Caalim<br \/>\nArimaha bulshada: Cabdulqaadir Abshir (Kadiye)<br \/>\nKhasnajiga dalada: Nuur Maxamuud (Nuur Gureey)<br \/>\nXog heeyn: Hanad Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse<br \/>\nGudoomiyaha dhalinyarada:\u00a0 Maxamed Cabdi Axmed (Beeldaajiye)<br \/>\nGudoomiyaha Haweenka: Nasro \u00a0Jaamac \u00a0Deeble<br \/>\nGudoomiyaha odayaasha: Daahir Afduub<br \/>\nGudiga golaha dhexe:<br \/>\nGudoomiyaha golaha dhexe: Siciid Cusmaan Maxamed<br \/>\nGudoomiye ku xigeenka golaha dhexe: Cabdulqaadir Jaamac (Camoow)<br \/>\nXog heen gudiga dhexe: Xuseen Yuusuf (Qowdhan)<br \/>\nLataliye yaasha dalada:<br \/>\nAqoonyahan, ahna wakiilka Dawlada Puntland ee Finland: Cabdifataax Cabdulaahi Jaamac, Jangaggale<br \/>\nWakiilka Dalada u fadhiya Garowe, Puntland: Cabdirashiid Cawad Diiriye<br \/>\nAqoonyahan, qoraa: Maxamed Cali Xasan Aar (Aalto)<br \/>\nGudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland:Deeq Cusmaan Gurxan<\/p>\n<p>Dr. Xuseen Hirad<br \/>\nAqoonyahan Yaasiin Cali Gaas<br \/>\nAqoonyahan Cumar Jaamac Dhagaweyne<br \/>\nDr. Cabdi Nuur<br \/>\nEngineer: Axmed SalaanEngineer<br \/>\nEngineer: Haashim Xaaji Axmed<\/p>\n<p>Odayaasha<br \/>\nAxmed Cali Bato<br \/>\nCaaqil Maxamud Cabdul Gureey(Bolo)<br \/>\nCabdirisaaq Bulxan Cigaal<br \/>\nSiciid Abshir Ciye<br \/>\nCabdirisaaq Ilfur (Dhalac)<br \/>\nCabdirisaaq Kaabooy<\/p>\n<p>Gabdhaha.<\/p>\n<p>Fartuun Ilgiir<\/p>\n<p>Muxumo Ciise<\/p>\n<p>Xamdi Qodmadow<\/p>\n<p>Jaaliyada Puntland iyo Jubaland ee Finland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12375","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1510,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12376,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12375\/revisions\/12376"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}