{"id":12432,"date":"2015-09-20T12:32:16","date_gmt":"2015-09-20T10:32:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12432"},"modified":"2015-09-20T12:32:16","modified_gmt":"2015-09-20T10:32:16","slug":"shirka-muqdisho-iyo-madaxda-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12432","title":{"rendered":"Shirka Muqdisho iyo  Madaxda  Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p>Maalinta oo\u00a0ku beegan 20, sebtembar 2015, magaalada Xamar\u00a0waxaa ka furmaya shir loogu magac daray shirka wadatashiga, doorashada 2016,<\/p>\n<p>Shirka waxaa ka soo qeyb galaya maamul gobolleedyadda ka jira soomaaliya, marka laga reebo Somalind oo sheegata gooni isu taag..<\/p>\n<p>Shirka Xamar, uga farmaaya xukumadda uu hoggaamiyo\u00a0<b><i>Madaxweyne Xasan Sheekh<\/i><\/b>\u00a0iyo madaxwayneyaasha dawladdaha xubnaha ka ah dawaladda\u00a0<b>federalka,<\/b>\u00a0waxaa isku arkaya maamulo aan is aqoonsaneyn, madaxwaynaha Puntland Cabdiwali M,Cali Gaas\u00a0\u00a0ayaa\u00a0\u00a0muqdisho\u00a0\u00a0soo gaaray..<\/p>\n<p>Madaxwaynaha maamulka kumeel gaarka ee Gal-mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa asana ka qeyb galaya shirka \u00a0Gaas iyo Guuleed, oo darisa\u00a0\u00a0wada shaqayn kama dhaxayso\u00a0\u00a0gaasana ma aqoonsana maamulka \u00a0Gal-mudug..<\/p>\n<p>Madaxwaynaha. Tageeradda dawladdaha dariskaa haysta Axmad Madoobe, oo aysan aqoonsanayn Barlamaanka Soomaaliya intooda badan ayaa asana ka qeyb galaya shirka, looga arrin sanaayo, aayaha soomaaliya ee 2016,ka..<\/p>\n<p>Madaxwaynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa khilaaf dhanka saxaafadda wuxuu kala dhexeyaa dawladda federalka waxayna isku maan dhaafsan yihiin dhawr qodob, oo ay ugu horayso qodobo kamida dastuurka qabyo qoraalka oo Puntland aad uga soo hor jeedo, iyo maamulka Galmudug, oo Puntland ka soo horjeensatay kadib markii dastuurka Galmudug lagu qoray Gal-gaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee waxaa shacabka soomaaliyeed sugayaan waxa ka soo\u00a0\u00a0bixi doona\u00a0\u00a0shirkaas oo ay ay gadaal ka riixayso beesha caalamka dadka siyaasadda Soomaaliya falanqeeya ayaa u arka in madaxada soomaalida an xiriir fiican ka dhexayn\u00a0\u00a0intooda badana ay is khilaafsan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina mustaqablka shacabka soomaliyeed ayaa gacanta ugu jira hoggaamiyayaal, ku loolammaya siyaasadda dalka soomaaliya\u00a0\u00a0inkastoo ay\u00a0\u00a0\u00a0saadaasho\u00a0\u00a0wanaagsan tahay\u00a0\u00a0haddana\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0siyasiinta Soomalida\u00a0\u00a0dantooda ayaa kala wayn danta dadka iyo Dalka\u00a0\u00a0Soomaaliyeed..<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-8821\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/05\/21-225x300.jpg\" alt=\"21\" width=\"152\" height=\"203\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Midnimadu waa guul<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Cabdinuur Faarax Maxamuud<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Falanqeeye\u00a0\u00a0arrimaha bulshada<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalinta oo\u00a0ku beegan 20, sebtembar 2015, magaalada Xamar\u00a0waxaa ka furmaya shir loogu magac daray shirka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12432","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1189,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12432","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12432"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12432\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12433,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12432\/revisions\/12433"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12432"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12432"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12432"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}