{"id":12442,"date":"2015-09-20T14:33:52","date_gmt":"2015-09-20T12:33:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12442"},"modified":"2015-09-20T14:35:01","modified_gmt":"2015-09-20T12:35:01","slug":"akhriso-qoraalka-kasoo-baxay-shirka-golaha-sare-ee-barnaamijka-horumarinta-bulshada-bursaalax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12442","title":{"rendered":"Akhriso: Qoraalka kasoo baxay Shirka Golaha Sare ee Barnaamijka horumarinta Bulshada Bursaalax"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa 9kii ilaa 11kii bishan September shir ku yeeshay Bursaalax xubnaha golaha sare ee barnaamijka horumarinta Bursaalax. Shirkaas oo ahaa kii lix biloodlaha ahaa ayaa waxaa kasoo qaybgalay 6 xubnood oo kamid ah golaha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85d.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-12443\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85d.png\" alt=\"85d\" width=\"592\" height=\"237\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85d.png 592w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85d-300x120.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/85d-292x117.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 592px) 100vw, 592px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qodobada shirka looga hadlayay ayaa kala ahaa:<\/p>\n<ol>\n<li>Iswaraysi iyo kormeer<\/li>\n<li>Xisaabxirka sanadkii tegay iyo dejinta miisaaniyada sanadka cusub<\/li>\n<li>Dejinta Qorshaha sanadlaha ah<\/li>\n<li>Go\u2019aamo Goluhu uu qaatay<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong><strong>1 \u00a0Iswaraysi iyo kormeer<\/strong><\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Waxay goluhu warbixin kadhegaysteen maamulaha Mashruuca Cabdrishiid Faarax Geele iyo maamulayaasha waaxyaha mashruuca<\/li>\n<li>Waxay kormeer ku sameeyeen dhamaan qaybaha mashruuca iyo wixii isbadal ahaa oo la sameeyay mudadii u dhaxay labada kulan<\/li>\n<li>Waxay la kulmeen shaqaalaha mashruuca guud ahaan iyagoo dhegaystay araahdooda iyo baahiyahooda<\/li>\n<li>Waxay si dhab usoo ogaadeen baahida mashruuca guud ahaan.<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>2 \u00a0Xisaabxirka sanadkii tegay iyo dejinta miisaaniyada sanadka cusub<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Waxaa goluhu fiiriyeen dhamaan xisaabxiradii sanadkii tegay<\/li>\n<li>Waxay warbixin kadhegaysteen xubin madaxbanaan oo ay u xilsaareen inay mudo 3 bilood ah baarto nidaamka xisaabaadka mashruuca keentana warbixin dhab ah iyo talooyin.<\/li>\n<li>Waxay goluhu sameeyeen siyaasada lacagta ee mashruuca<\/li>\n<li>Waxay goluhu ablaableeyeen miisaaniyada mashruuca<\/li>\n<li>Waxay goluhu guud ahaan fikir ka qaateen xaalada guud ee xisaabaadka iyo nidaamka maaliyadeed ee mashruuca<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>3 \u00a0Dejinta qorshaha sanadlaha ah<\/strong><\/p>\n<p>Kadib falanqayn dheer iyo baaritaan lagu sameeyay baahida mashruuca ayay goluhu dejiyeen qorshaha horumarineed ee sanadlaha ah ee mashruuca. Qorsahaan waxuu u baahanyahay taageero uga baahanyahay dhamaan caawiyayaasha mashruuca. Qorshaha Waxaana loo dhigay sida hoos kuqoran:<\/p>\n<p><strong>Qorshaha Barnaamijka Horumarinta Bulshada Bursaalax ee Sanadkan soo socota <\/strong><\/p>\n<ol>\n<li><strong>Waaxda Collegeka gaar ahaan jiifka<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Soo iibinta mashiinka alxanka<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"2\">\n<li><strong>Waaxda Biyaha <\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Diiwaangelinta iyo number siinta guryaha<\/li>\n<li>Balaanrinta biyagelinta guryaha<\/li>\n<li>Xafiis u sameeynta waaxda biyaha<\/li>\n<li>Isku xirka Labada ceel<\/li>\n<li>Dib u habaynta tuubada wayn ee biyaha gaysa magaalada<\/li>\n<li>Keenida qalabka ka dhiman shaqaalaha waaxda biya gelinta<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"3\">\n<li><strong>Waaxda Maamulka iyo Maaliyada <\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Dejinta miisaaniyad sanadeeda mashruuca<\/li>\n<li>isticmaalka habka casriga ah ee xisaabaadka ee <strong>quickbooks<\/strong><\/li>\n<li>dejinta siyaasadaha maamul ee mashruuca<\/li>\n<li>Financial Policy<\/li>\n<li>HR Policy<\/li>\n<li>Kordhinta Dakhliga Mashruuca Gaalkacayo (Gaaciye, Bishaar, Xirsi iyo Cabaas) Boosaaso (Cabdifitaax) iyo Garorwe (Xuseen)<\/li>\n<li>dhimida daymaha lagu leeyahay mashruuca 50%<\/li>\n<li>Diyaarinta Warbixinta xisaabaad bile ah iyo ugudbinta<\/li>\n<li>in Mushaarka shaqaalaha lasiiyo waqtigii loo asteeyay<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"4\">\n<li><strong>Waaxda Xiriirka bulshada <\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Samaynta website iyo social network mashruucu leeyahay oo shaqeeya<\/li>\n<li>In lahelo liiska deeqbixyaasha Mashruuca dal iyo dibadba<\/li>\n<li>In la isticmaalo saxaafada gudaha iyo dibada<\/li>\n<li>In ardayda deeqo waxbarasho looga raadiyo shirkadaha iyo goobaha ganacsi ee degan Bursaalax.<\/li>\n<li>In laraadiyo idaacad<\/li>\n<\/ul>\n<ol>\n<li><strong>Waaxda Isbitaalka<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Isku xirka Isbitaalka iyo Bulshada<\/li>\n<li>Olole caafimaad oo laga sameeyo magaalada sida talaal, baaritaan lacag la\u2019aan ah iwm<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"2\">\n<li><strong>Waaxda Dugsiga sare<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Kala saarida xafiiska maamulka iyo shaqaalaha Dugsiga Sare<\/li>\n<li>In laga shaqeeyo sidii ardaydu ku helilahaayeen Bus<\/li>\n<li>Dabagalka balanqaadyadii Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali M. Gaas<\/li>\n<li>In la taabageliyo helida buugaag ku filan ardayda<\/li>\n<li>Ugu yaraan hal tababar in loo sameeyo macalimiinta<\/li>\n<li>Inuu kamid noqdo 10ka iskuul ee ugu sareeysa Puntland iyadoo la samaynayo deegaankii ku haboonaa arintaas oo lamarayo macalimiin fiican, buugaag iyo adeegii kale ee Muhiim ah.<\/li>\n<li>In Scholarship loo raadiyo ardayda ka baxda mashruuca<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"3\">\n<li><strong>Waaxda Dugsiga Hoose Dhexe<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-11876\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/2.jpg\" alt=\"2\" width=\"361\" height=\"241\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 361px) 100vw, 361px\" \/><\/p>\n<ul>\n<li>Dayactirka Dugsiga Hoose Dhexe<\/li>\n<li>Dayactir in lagu sameeyo qaybta jabtay ee darbiga wayn dhinaca isbartiinka<\/li>\n<li>In la raadiyo mini bus ardayda geeya iskuulka<\/li>\n<li>In xayaysiis loo sameeyo iskuulka<\/li>\n<li>In kor loo qaado Dugsiga Hoose Dhexe<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"4\">\n<li><strong>Waaxda Diinta <\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>In laqabto laba tartan mid sare iyo Hoose sanadkii<\/li>\n<li>in la bilaabo kitaabo diini ah<\/li>\n<li>in Xafiis loo sameeyo Waaxda Diinta<\/li>\n<\/ul>\n<ol start=\"5\">\n<li><strong>Waaxda Dhulka <\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<ul>\n<li>Xal uraadinta dhulka la haysto<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>4 \u00a0Go\u2019aamo Goluhu uu qaatay oo maamulka ku saabsan<\/strong><\/p>\n<p>Si loo dardargeliyo shaqada korna loogu qaado hufnaanta iyo kalsoonida daneeyayaasha Mashruuca waxuu Goluhu qaatay go\u2019aamada soo socda:<\/p>\n<ol>\n<li>Waxuu goluhu buuxiyay xubintii ka baxday Golaha Allaha u naxariistee Salaad Daahir, waxuuna Goluhu soo jeediyay in xubintaas lagu badalo Ismaaciil Salaad Daahir oo ah aqoon yahan wax kusoo biirinkara Mashruuca.<\/li>\n<li>Waxaa Goluhu markuu arkay baahida dhaqaale ee Mashruuca iyo sicirka aan macquulka ahayn ee collegeka kordhiyay lacagta ardayda collegeka iyadoo lagu daray $15 qofkiiba<\/li>\n<li><strong>Waxaa Goluhu sanad u kordhiyay heshiiska Mareeyaha Mashruuca Cabdirashiid Faarax Geele<\/strong><\/li>\n<li>Waxaa Goluhu gudoomiye kuxigeen kowaad u doortay Shiikhuna Shiikh Khaliif halka gudoomiye kuxigeen labaadna u doortay Xirsi Caynab.<\/li>\n<li>Waxuu goluhu magacaabay Xisaabiyaha Mashruuca oo u magacaabay Cabduqaadir Faarax Garaase.<\/li>\n<li>Waxa uu Goluhu Deeq Cabdulaahi Shiikhdoon u magacaabay Maamule kuxigeenka Mashruuca ahna Maamulaha Waaxda Biyaha.<\/li>\n<li>Waxaa Goluhu qaatay in dacwo laga diyaariyo dhulka lagu kuhabsaday loona gudbiyo cid kasta oo ay qusaysa.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Gabagabo<\/strong><\/p>\n<p>Goluhu waxa u mahadcelinayaa sida fiican ee ay maamulku mashruucu u fuliyeen shaqooyinkii loo idmaday ee Mashruuca. Waxaa sidoo kale Goluhu u mahadcelinayaa jaaliyadaha dibada ee aadka isugu hawla caawinta Mashruuca.<\/p>\n<p>Ugu danbayntii waxaan ka codsanaynaa daneeyayaasha mashruuca ee Ilaahay dartii u taageera Mashruucan inaysan ka daalin caawinta Mashruuca iyado isdabaraacin uun ay ka dhimantahay.<\/p>\n<p>Allaa Mahad leh,<\/p>\n<p>Kaqaybgalayaasha<\/p>\n<ol>\n<li>Cabdifitaax Maxamed Sugule<\/li>\n<li>Xirisi Caynab<\/li>\n<li>Xuseen Xaraf Jaamac<\/li>\n<li>Maxamed Gaaciye Nuur<\/li>\n<li>Cabaas Cali Kacaan<\/li>\n<li>Bishaar Maxamed Caabi<\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Waxaa 9kii ilaa 11kii bishan September shir ku yeeshay Bursaalax xubnaha golaha sare ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1598,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12442"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12447,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12442\/revisions\/12447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}