{"id":12511,"date":"2015-09-23T20:57:15","date_gmt":"2015-09-23T18:57:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12511"},"modified":"2015-09-23T22:19:03","modified_gmt":"2015-09-23T20:19:03","slug":"war-deg-deg-ah-deegaanka-jalam-oo-ay-qabsadeen-malayshiyo-beeleed-kasoo-jeeda-gobolka-sool","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12511","title":{"rendered":"Deegaanka Jalam oo ay weerar kusoo qaadeen Malayshiyo Beeleed kasoo Jeeda Gobolka Sool"},"content":{"rendered":"<p>23 Sep 205 (Puntlandes)<strong>\u00a0<\/strong>\u00a0Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes \u00a0ayaa sheegata in Deegaanka Jalam inay qabsadeen Malayshiyo Beeleed kasoo jeeda Gobolka Sool.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Malayshiyadu ay dishay dad badan oo aysan noo suuroobin inaan helno tiradooda oo sax ah.<\/p>\n<p>Weerarkan ayaa waxaa gaystay Malayshiya Gurmad ahaan looga soo diray Lascano taasoo daba joogta saaka dagaalkii dhacay.<\/p>\n<p>Maanta waxay ahayd maalin Barakaysan oo ay Muslimiinta Gudanaya Waajibaadka Xajka ay taagnaayeen Carafo hadana waxaa la isku laynayaa wax aan micno samaynayn.<\/p>\n<p>Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco warbaahinta Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Sep 205 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes \u00a0ayaa sheegata in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12511","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1400,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12511"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12514,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12511\/revisions\/12514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}