{"id":12555,"date":"2015-09-25T22:13:38","date_gmt":"2015-09-25T20:13:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12555"},"modified":"2015-09-25T22:13:38","modified_gmt":"2015-09-25T20:13:38","slug":"daawo-dhagayso-gaas-waanu-tixgelinaynaa-goaanka-baarlamaanka-pl-dhanka-kale-masiirka-soomaaliya-cid-gaar-ah-ha-looga-baxo-suurtogal-ma-ahan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=12555","title":{"rendered":"Daawo-dhagayso GAAS \u201dwaanu tixgelinaynaa go\u2019aanka Baarlamaanka PL, dhanka kale masiirka Soomaaliya cid gaar ah ha looga baxo\u2026.suurtogal ma ahan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>25 Sep 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Hiigsiga 2016ka, Shirkii Xamar, DFS oo fashilantay, Arragtida Puntland ka qabto Dastuurka iyo sidii Doorasho ugu dhici lahayd Soomaaliya 2016ka.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo GAAS ka hadlay Maamulka Cadaado lagu dhisay iyo siduusan dastuurka u waafaqsanayn, sida Dastuuriga ah ee ay Puntland doonayso in lagu soo doorto\/xulo Xildhibaanada 2016ka, taasoo ah qaab deegaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne GAAS wuxuu kaloo cod dheer ku sheegay 9kii qodob ee Puntland kasoo saartay Xamar oo ay ka mid ahayd in MIISKA wadohadalka lasoo saaro meeshii ku haboon oo noqon lahayd Caasimadda Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-12556\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a.jpg\" alt=\"89a\" width=\"439\" height=\"293\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/89a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 439px) 100vw, 439px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ugu dambayn GAAS ayaa carabka ku adkeeyey in aysan Puntland ka mid ahaan doonin dawlad ku timaada 4.5 oo ay dadka qaarkiis u OOYAYAAN.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweyne GAAs ayaa waxaa la waydiiyey Su\u2019aal ahayd \u201d..dadka dhaliila siyaasadda dawladda Puntland waxay leeyihiin dhawaan Kalfadhigii Baarlamaanka Puntland waxay soo saareen qodobo ay ka mid ahaayeen inaan wado xaajood lala geli karin DFS intay ay ka xalinayso qodobada la isku hayo, wafdigii madaxweynahana halkaas ayey iska aadeen\u201d wuxuu ku jawaabay GAAS \u201d\u2026.Dabcan arragtidu marba meel ayey joogtaa anagu waanu tixgelinaynaa go\u2019aanka Baarlamaanka, dhanka kale masiirka Soomaaliya cid gaar ah ha looga baxo oo halooga tago oo ayagu ha ku takri falaan, oo ayagu ha wataan\u2026 suurtogal inakama ahan..\u201d<\/p>\n<p>Dhagayso GAAS<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KicCGJzoASs\" width=\"540\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Sep 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa waraysi uu siiyay Radio&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-12555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1492,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=12555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12557,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/12555\/revisions\/12557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/12556"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=12555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=12555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=12555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}